War deg deg ah:Alshabaab oo Caawa weeraray Magaalada Afgooye /Sh/Hoose Khasaarana Gaadhsiiyay

Wararka naga soo gaadhaya Koonfurta Wadanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Ururka Alshabaab Maleeshiyaad ka tirsani ay weerar ku soo qaadeen Caawa Makhribnimadii Magaalada Afgooye  oo ka tirsan Goblka Shabeelada Hoose ee Soomaaliya.

Waa weerarkii labaad ee Al-Shabaab ay bishan gudaheeda kusoo qaado magaaladaas ,dhawaan ayay ahayd markii Maamulka Jubbaland uu ku goodiyay in uu Alshabaab ka sifayn doono meelaha uu haraagoodu joogo.

Dadka deegaanka ayaa Warbaahinta gudaha u sheegay in weerar ay soo qaadeen maleeshiyada Al-Shabaab, kaasi oo ay jebiyeen ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya  balse mar labaad ay   Al-Shabaab soo qaadeen weerar gaadmo ah.

Ilaa iyo hada macada khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Dagaalkaasi dhexmaray Ciidamada Dowlada iyo Alshabaab,wixii faahfaahin ah gadaal ayaad kala socondoontaan hadii alle idmo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Xog Cusub Kaaliyeyaashii Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo xilal ka qabtay Gobolka Banaadir
- Jan 21, 2018
Kaaliyeyaashii Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa si lama filaan ah uga soo ...
Daawo Arooskii Qarnigan ugu cajiib sanaa ee Sooraan iyo Xaas kiisa
- Jan 21, 2018
Daawo Arooskii Qarnigan ugu cajiib sanaa ee Sooraan iyo Xaas kiisa
Waxaa Weerar lagu qaaday hotel kuwa raaxada ah oo ku yaalla Afghanistaan.
- Jan 21, 2018
Ciidamada amaanka ee Afghanistaan ayaa xalay oo dhan la dagaalamayay koox maleeshiyo ah oo ...
Deg Deg Yariisow oo loo magacaabay gudoomiyaha gobolka Banaadir Iyo Ciidamo Lawareegay ..
- Jan 21, 2018
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ...
Baarlamaanka Maraykanka oo Ku Fashilmay Ansixinta Miisaaniyada.
- Jan 21, 2018
Xafiisyada iyo Hay’adaha federaalka Maraykanka ayaa wajahayaha dhaqaale la’aan kadib markii Xukuumadda iyo Xildhibaanada ...
Qalalaase Siyaasadeed oo Hadheeyay Muqdisho & Thabit oo Xilkii Laga Qaaday.
- Jan 21, 2018
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay khilaaf cusub oo la sheegayo ...
Shirwaynihii TPLF oo Shorshe La’aan Ku Soo Dhamaaday.
- Jan 21, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya in lasoo ...
War Degdeg Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Holka Laga Qaaday Loons Magacaabay
- Jan 21, 2018
Deg'Deg Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow Deg'Deg Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow ...
Deg Deg Daawo Shirkii Jaraa’id ee Muuse Biixi
- Jan 20, 2018
Deg Deg Daawo Shirkii Jaraa'id ee Muuse Biixi oo  dhinacyo badan taabanaya
Daawo doorashadii Madaxweynaha Ismaamulka Banaadir Land
- Jan 20, 2018
Daawo doorashadii Madaxweynaha Ismaamulka Banaadir Land