Sunday, November 19th, 2017

Daawo:Geneva Oo Lagu Soo Bandhigay Tacadiyada Ka Dhacaya Ogaadeniya.

Published on September 15, 2017 by   ·   No Comments

hirkii xuquuqda insaanka ee ka socday Geneva ayaa waxaa laga soo jeediyay Qudbado isku xigay hadaba waxaad hoos ka daawataan mid kamida qudbadihii oo uu soo jeedin hayay  Ismaaciil Mohamed  Ismaaciil wuxuuna ka waramaya tacadiyadii xuquuqda aadanaha ee ka dhacay Ogadenya wakhtigii abaaraha iyo dhibaatooyinka gumaysigu ku hayo shacabka rayadka ah.

 

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

QM oo ku eedeeysay Imaaraadka in ay hubeyso maamulada ka jira Soomaaliya

November 19, 2017
Qaramada Midoobey ayaa ku eedeeysay Dowladda Imaaraadka Carabta ...

Qoraa Caan Ah oo Addis Ababa Laga Masaafuriyay Sababta.

November 19, 2017
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee ...

Dagaalo Kadhacay Gobolka Axmaarada oo Ciidanka Wayaanaha Loogu Awood Sheegtay.

November 19, 2017
Wararka naga soo gaadhaya woqooyiga Gobolka Axmaarada ayaa ...

Daawo: Waraysi Gudoomiye ku Xigeenka Hogaanka Arimaha Dibada JWXO Mudane Abdulahi Axmed ileye.

November 19, 2017
Waxaa waraysi dhinacyo badan taaban haya la layeeshay ...

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah “Munasabada” Codkii Fardawsa Gaashaan Kooxda Duufaan Qaran.

November 19, 2017
Waxaad hoos ka daawataan hees wadani ah oo ...

On YouTube