Monday, November 20th, 2017

Shirkii Xuquuqul Insaanka Ee Geneva Ka Socday oo Lasoo Gabagabeeyay Maanta.

Published on September 15, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay shirkii xuquuqal insaanka ee ka socda magaalada Geneva ee Wadanka Swezerland. Shirkan ayaa wuxuu ahaa Wada-xaajood sanadadle ah oo lagu gorfaynayo la-qabsashada aragti jinsi ah oo ku saleysan shaqada Golaha Xuquuqda Aadanaha iyo hab-dhaqameedkiisa shirk ayaa waxaa shir gudoominatay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan Xuquuqda Aadanaha Mr Zeid Ra’ad Al Hussein.

Waxaa Maata khudbad dheer ka jeedisay Halganto Juweria Ali oo kamid ahayd wufuudii matalaysay Ogaadeniya Waxayna ka hadashay Dhibaatada Bani’aadamnimada ee Xuquuqda Aadanaha ee Ogaadeniya ka jirta, tacadiyada, kufsiga, xidhayga iyo dilka lagu hayo shacabka Ogaadeniya.

Shirka ayaa wuxuu ahaa shirkii 36 aad waxaana sanad walba lagu qabtaa Geneva Swezerland shirkan ayaa sidoo kale waxaa kasoo qayb galay wufuud ka socotay gumaysiga Itoobiya kuwaasi oo ay waji gabax ku noqotay kadib markii fagaaro caalami ah lagu soo bandhigay gabood falada ay ku hayaan shacabka Ogaadeniya.

Shirkan oo socday mudo 3 bari ah ayaa maanta la soo gabogabeeyay, wuxuuna kusoo dhamaaday guul wayn oo shacabka Soomaalida Ogaadeniya u soo hoyatay.

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Rabshado Khasaare Gaystay oo Nairobi Ka Dhacay.

November 20, 2017
Sida ay kusoo waramayaan wakaaladaha wararka ugu yaraan ...

Deg Deg: Mudaharaad Si Lama Filaan Ah Uga Bilowday Bahardar.

November 20, 2017
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta ...

DAAWO Imaaraadka Carabta oo Farmaajo u sameeyey Soo dhawayn lama Filaan ah loo Sameeyey Kadib Marki

November 19, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa markii 2aad muddo ...

DAAWO:Sh Maxamed Cabdi Umal Ainta Wasiirada iscasishay Waxay ahayd in Dadka Soomaalida

November 19, 2017
Warbaahinta ayaa inta badan ka hadashay hadalkii dhawaan ...

Fariin Cajiib ah Wasiir Cabaas Walaalkii oo Madaxda Qaranka Soomaaliyeed u Sheegay

November 19, 2017
Cabdicasiis Siraaje oo ay Walaalo yihiin Alaha u ...

On YouTube