Monday, November 20th, 2017

Daawo: Mudaaharaad Balaadhan oo Lagaga Soo Horjeedo Dhiibitaankii Qalbi-Dhagax oo Ka Socda Seatle.

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa ka socda Seatle Washington Mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo dhiibitaankii Abdikariim Sheekh Muuse (Qalbi-Dhagax) loogu dhiibay gunaysiga Itoobiya, Mudaaharaadkan ayaa waxaa soo abaabulay Jaaliyada Somaliyeed ee ku dhaqan Seatle ayagoo dareenkooda ku muujiyay sida ay uga xun yihin in muwaadin soomaaliyeed loo gacan galiyo cadawga.

Mudaaharaado badan ayaa waxay ka dhaceen daafaha dunida kuwaasi oo lagaga soo horjeeday dhiibitaankii Qalbi-dhagax.

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Rabshado Khasaare Gaystay oo Nairobi Ka Dhacay.

November 20, 2017
Sida ay kusoo waramayaan wakaaladaha wararka ugu yaraan ...

Deg Deg: Mudaharaad Si Lama Filaan Ah Uga Bilowday Bahardar.

November 20, 2017
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta ...

DAAWO Imaaraadka Carabta oo Farmaajo u sameeyey Soo dhawayn lama Filaan ah loo Sameeyey Kadib Marki

November 19, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa markii 2aad muddo ...

DAAWO:Sh Maxamed Cabdi Umal Ainta Wasiirada iscasishay Waxay ahayd in Dadka Soomaalida

November 19, 2017
Warbaahinta ayaa inta badan ka hadashay hadalkii dhawaan ...

Fariin Cajiib ah Wasiir Cabaas Walaalkii oo Madaxda Qaranka Soomaaliyeed u Sheegay

November 19, 2017
Cabdicasiis Siraaje oo ay Walaalo yihiin Alaha u ...

On YouTube