Monday, November 20th, 2017

Daawo: Mustaqbalka Halganka Ay ONLF ku Jirta Dood uu Soo Bandhigay ‘Hanoolaato’

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Barnaamij dood wadaag ah oo lagu qabtay London ayaa waxaa looga dooday mustaqbalka jabahada ONLF ee dagaalka kula jirta gumaysiga Itoobiya, barnaamijkan ayaa waxaa qabtay tv ga Hanoolaato waxaana inoo soo diyaariyay Ayaanle Hussein Abdi.

Doodan waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan JWXO iyo Siyaasiyiin Soomaaliyeed.

 

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Rabshado Khasaare Gaystay oo Nairobi Ka Dhacay.

November 20, 2017
Sida ay kusoo waramayaan wakaaladaha wararka ugu yaraan ...

Deg Deg: Mudaharaad Si Lama Filaan Ah Uga Bilowday Bahardar.

November 20, 2017
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta ...

DAAWO Imaaraadka Carabta oo Farmaajo u sameeyey Soo dhawayn lama Filaan ah loo Sameeyey Kadib Marki

November 19, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa markii 2aad muddo ...

DAAWO:Sh Maxamed Cabdi Umal Ainta Wasiirada iscasishay Waxay ahayd in Dadka Soomaalida

November 19, 2017
Warbaahinta ayaa inta badan ka hadashay hadalkii dhawaan ...

Fariin Cajiib ah Wasiir Cabaas Walaalkii oo Madaxda Qaranka Soomaaliyeed u Sheegay

November 19, 2017
Cabdicasiis Siraaje oo ay Walaalo yihiin Alaha u ...

On YouTube