Khaterta Argagixiso ee UK oo la sheegay in ay tahay mid sareysa

Heerka khatarta argagixisada UK ayaa sare loo qaaday islamarkana waxaa la gaarsiiyay heerkii ugu sareeyay ,xilli ay booliiska wali baadi goobayaan qofkii ka danbaysay weerarkii lala beegsaday Tareen magaalada London.
Raisul wasaaraha Britain Theresa May ayaa sheegtay in khatarta ay imika tahay mid halis ah ,taasi oo mincanheedu tahay in ay suuragal tahay in weeraro dheeraad ah ay dhici karaan.
Booliiska ayaa waxa ay sheegeen in 1,000 ah ciidamada dalkaasi lagu arki doono wadooyiinka guud ahaan dalkaasi ka dib markii la codsaday in militariga ay gacan ka gaystaan sugida amniga.
Kooxda la baxday dowlada Islamka ayaa sheegtay masuuliyada weerarka ka dhacay magaalada London ee caasimada Britain.
Mrs May ayaa sheegtay in militariga ay gacan siin doonaan booliiska islamarkana waardiyayaasha goobaha muhimka ah ay badali doonaan ciidamada hubaysan.
Madaxwayne Trump ayaa balanqaaday in ay Maraykanka si dhaw ula shaqayn doonan UK si loo joojiyo weerarada .
Weerarka London ayaa waxa ku dhaawacmay 29 qof oo intooda badan aysan qabin dhaawacyo halis ah.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo war Deg Deg ah oo Kasoo baxay Tabit
- Jan 21, 2018
Daawo war Deg Deg ah oo Kasoo baxay Tabit
Daawo Qosolkii Aduunka Cabdi Good iyo heestii Bar bar
- Jan 21, 2018
Daawo Qosolkii Aduunka Cabdi Good iyo heestii Bar bar
Deg Deg maxaa sabab u aha Khal khalka siyaasadeed ee Villa Soomaaliya
- Jan 21, 2018
Deg Deg maxaa sabab u aha Khal khalka siyaasadeed ee Villa Soomaaliya
Xog Cusub Kaaliyeyaashii Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo xilal ka qabtay Gobolka Banaadir
- Jan 21, 2018
Kaaliyeyaashii Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa si lama filaan ah uga soo ...
Daawo Arooskii Qarnigan ugu cajiib sanaa ee Sooraan iyo Xaas kiisa
- Jan 21, 2018
Daawo Arooskii Qarnigan ugu cajiib sanaa ee Sooraan iyo Xaas kiisa
Waxaa Weerar lagu qaaday hotel kuwa raaxada ah oo ku yaalla Afghanistaan.
- Jan 21, 2018
Ciidamada amaanka ee Afghanistaan ayaa xalay oo dhan la dagaalamayay koox maleeshiyo ah oo ...
Deg Deg Yariisow oo loo magacaabay gudoomiyaha gobolka Banaadir Iyo Ciidamo Lawareegay ..
- Jan 21, 2018
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ...
Baarlamaanka Maraykanka oo Ku Fashilmay Ansixinta Miisaaniyada.
- Jan 21, 2018
Xafiisyada iyo Hay’adaha federaalka Maraykanka ayaa wajahayaha dhaqaale la’aan kadib markii Xukuumadda iyo Xildhibaanada ...
Qalalaase Siyaasadeed oo Hadheeyay Muqdisho & Thabit oo Xilkii Laga Qaaday.
- Jan 21, 2018
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay khilaaf cusub oo la sheegayo ...
Shirwaynihii TPLF oo Shorshe La’aan Ku Soo Dhamaaday.
- Jan 21, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya in lasoo ...