Friday, September 22nd, 2017

Maxamed Cabdi Waare oo ku guulaystay Madaxwaynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle.

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Maxamed Cabdi Waare ayaa ku guulaystay in uu noqdo Madaxweynaha Hirshabeelle, Waare wuxuu wareegii ugu danbeeyay 75cod kaga guuleystay Musharax Daahir Cabdulle Cawaale oo helay 22cod.

Madaxweyne Waare waxaa uu bedelaya Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, oo baarlamaanku uu xilka ka qaaday 14-kii August 2017, kadib markii ay ku eedeeyeen xil gudasho la’aan.

 

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Shirka Golaha Guud ee Q.M oo Soomaaliya Lacag Ugu deeqay

September 21, 2017
Munaasabad gaar ah oo ka dhacday magaalada Newyork ...

Ciidamada Soomaaliy oo Howlgal Amniga lagu sugayo ka sameeyay Shabeellaha Hoose

September 21, 2017
Ciidamda Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo ...

Maamulka Galmudug oo Shaacisay Qorshe ina ka badan 100-dhalinyaro ah Shaqo Abuur loogu samanaayo

September 21, 2017
Maamulka Galmudug sheegay in shaqo abuur ay u ...

Ciidanka Amaanka UK oo Dad Kale U Soo Qabtay Qarixii London.

September 21, 2017
Ciidamada Booliska dalka Britain ayaa sheegey in ay ...

Ciidamada Wayaanaha oo Bilaabay Boob Baahsan Xiliyada Habeenkii Ah.

September 21, 2017
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee ...

On YouTube