Friday, September 22nd, 2017

Qarax Ka Dhacay Tareenka Dhulka Hoostiisa Mara Magaalada London.

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Qarax ayaa ka dhacay tareen nooca dhulka hoostiisa mara ah ee loo yaqaan Underground Metro. Qaraxan ayaa la sheegayaa in ay ku dhaawacmeen qaar kamid ah dadkii Tareenka saarnaa, kuwaasi oo isbitaallada loola cararay.

Qaraxan ayaa dhacay markii tareenku marayey xarunta Parsons Green ee degmada Fulham Galbeedka London. Qaraxu ma geysan burbur xooggan, waxaana la aaminsan yahay in uu ka dhashey boorso.

Waxaa goobta qaraxu ka dhacay gaadhey, gawaarida gargaarka deg-degga ah, kuwa la dagaalama dabka iyo booliska ka hortaga argagixisada. Booliska ayaa wada baadhitaan, waxaana ay sheegayaan in ay falkaan u arkayaan mid argagixiso.

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Shirka Golaha Guud ee Q.M oo Soomaaliya Lacag Ugu deeqay

September 21, 2017
Munaasabad gaar ah oo ka dhacday magaalada Newyork ...

Ciidamada Soomaaliy oo Howlgal Amniga lagu sugayo ka sameeyay Shabeellaha Hoose

September 21, 2017
Ciidamda Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo ...

Maamulka Galmudug oo Shaacisay Qorshe ina ka badan 100-dhalinyaro ah Shaqo Abuur loogu samanaayo

September 21, 2017
Maamulka Galmudug sheegay in shaqo abuur ay u ...

Ciidanka Amaanka UK oo Dad Kale U Soo Qabtay Qarixii London.

September 21, 2017
Ciidamada Booliska dalka Britain ayaa sheegey in ay ...

Ciidamada Wayaanaha oo Bilaabay Boob Baahsan Xiliyada Habeenkii Ah.

September 21, 2017
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee ...

On YouTube