Sunday, November 19th, 2017

Xildhibaannada Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo maanta dooranaya madaxweyne cusub

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe lagu qabto doorashada madaxtinimada ee maamul goboleedka HirShabeelle.
Doorashadan oo ay ku tartamayaan ilaa iyo sideed musharax ayaa guddiga qabanaya waxa uu sheegay inuu si buuxdo ugu diyaar-garoobay inuu qabto doorasho xor iyo xalaal ah.
Sideedaas musharax ayaa waxaa kala dooranaya xildhibaanada baarlamaanka HirShabeelle, iyadoo doorashaduna ay timid kaddib markii isla xildhibaanadaasi ay xilkii ka qaadeen madaxweynihii hore ee maamul goboleedkaasi.
Haddaba si aannu faafaahin dheeraad ah u helno ayaa waxaannu la xiriirnay gudoomiyaha guddiga doorashada HirShabeelle, Xildhibaan Maxamuud Xuseen Yuusuf, oo u warramay Axmed Badar oo marka hore waydiiyay sida ay ugu diyaar-garoobeen doorasahsa maanta?

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

QM oo ku eedeeysay Imaaraadka in ay hubeyso maamulada ka jira Soomaaliya

November 19, 2017
Qaramada Midoobey ayaa ku eedeeysay Dowladda Imaaraadka Carabta ...

Qoraa Caan Ah oo Addis Ababa Laga Masaafuriyay Sababta.

November 19, 2017
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee ...

Dagaalo Kadhacay Gobolka Axmaarada oo Ciidanka Wayaanaha Loogu Awood Sheegtay.

November 19, 2017
Wararka naga soo gaadhaya woqooyiga Gobolka Axmaarada ayaa ...

Daawo: Waraysi Gudoomiye ku Xigeenka Hogaanka Arimaha Dibada JWXO Mudane Abdulahi Axmed ileye.

November 19, 2017
Waxaa waraysi dhinacyo badan taaban haya la layeeshay ...

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah “Munasabada” Codkii Fardawsa Gaashaan Kooxda Duufaan Qaran.

November 19, 2017
Waxaad hoos ka daawataan hees wadani ah oo ...

On YouTube