DEG DEG: R.W. Kheyre & Odayaasha Beesha Habar gidir oo Khilaaf ku kala tagay

Sida ay ogaatay wakaalada Warqaad.com Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan xasaasi ah la qaatay Odayaasha Beesha Habar gidir, iyadoo kulanka uu ku soo dhamaaday is afgaran waa.

Odayaasha Beesha Habar gidir ayaa ka dalbaday Kheyre inuu isku shaandheyn ku sameeyo Golahiisa wasiiradda taasoo oo suurta galineysa inay dib u helaan Wasiirka arimaha gudaha oo ah jagada ay doonayaan.

Xasan Cali Kheyre ayaa odayaashan kala hadlaayay inay hormuud u noqdaan sidii Xildhibaanada ay aga dhaadhicin lahaayeen in Xukuumadiisa aan la carqaladeyn balse wuxuu kala kulmay shuruud adag.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in xiligan xasaasiga aan isku shaandheyn lagu sameyn Karin xukuumada, isagoo carabka ku dhuftay in loo baahan yahay waqti kale oo ku haboon.

Odayaasha Beesha Habar gidir ayaa ku adkeystay inay wadayaan mucaaradka ay ku yihiin Xukuumadda ilaa iyo inta ay ka helayaan Labo Xil oo ay u arkaan inay muhiim u yihiin Beeshooda.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
Daawo Ethiopia Oo Loo Raray Kaydkii Shidaalka Haamaha Berbera Ee Somaliland
- May 22, 2018
Waxaa Laga soo Darinaayay In Shidaal La'aan ba'ani Kajirto Ethiopia Hadaba waxaa soo baxaysa ...
Daawo DEG DEG Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Ammaan kala Dul dhacay Amina Muse & Naimo Qorane
- May 22, 2018
Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Xabsi Guri ku Ah Magaalada Muqdisho ayaa Ammaan kala ...
Dalkii 3aad oo Safaaradiisa Ka Furtay Magaalada Al-Qudus.
- May 22, 2018
Dalka Paraguay ayaa shalay safaarad ka furtay magaalada Qudus, wuxuuna noqday dalkii saddexaad ee ...
Roobab Duufaan Watay oo Soomaaliya Ku Dhuftay & Khasaare Ka Dhashay.
- May 22, 2018
In ka badan 20 qof ayaa la rumaysan yahay inay ku geeriyootay halka kumannaan ...
Musuq-Maasuq Hadheeyay Masuuliinta Soomaaliyeed.
- May 22, 2018
Iyadoo lagu wado in 28ka bishan May magaalada Geneva ee dalka Switzerland uu ka ...
Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
DEG DEG Daawo Madaxweyne Erdogen oo Shirqool dil ka Bad Baadey
- May 21, 2018
Waxaa horay Loogu Guul Daraystay Iskuday Afgambi Kadhan ahaa Madaxwayne Ordogan Hadana waxaa soo ...
Daawo Risal Wasaaraha Ethiopia Oo Soo Daayey 1,000 Maxaabiis Ethiopian Ah Oo Ku Xirnaa Saudi Arabia
- May 21, 2018
Dhaq Dhaqaaq yada Cusub ee uu layimid Risal Wasaaraha Ethiopia Waxaa Kamida Soodaynta 1,000 ...
Daawo Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka
- May 21, 2018
Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka