Maxamed Yusuf Tigey oo iska casilay xubinnimada guddiga taakuleynta ciinka xoogga Soomaaliya

Tigey, ayaa saddex qodob u sababeeyay is-casilaadiisa, wuxuu sheegay inuusan guddiga madax bannaaneyn oo u san dheeli tirneyn, wuxuu inta ku darray inaysan jirin ixtiraam, sida uu ku sheegay qoraal uu boggiisa Facebook ku baahiyay.

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi ayaa 4 bishii August ee sannadkan magacaabay guddiga.

Hoos ka akhriso qoraalka uu isku casilay Tigey.

Waxaan iska casilay xubinnimadii Guddiga Taakulaynta iyo wacyi-galinta ciidanka Qaranka.

Markaan arkay:

1- Madaxbanaani la’aanta Guddiga

2- Isku dheeli tirnaan la’aanta Guddiga

3- Ixtiraam la’aanta Guddiga.

Waxaan ka soo tagay shaqooyin waawayn oo aan u yahay bulshadayda sida:-

1- Daryeel Agoonta gùud iyo Gaar ahaan Agoonta ciidamada

2- Caawinta iyo daawo la raadinta bukaanada danyarta ah

3- Caawinta guud danyarta bulshada

4- Ka shaqaynaya danta guul

Dhammaan hawlahaas iyo kuwa kalaba waxaa u soo joojiyay tan qaranka waxaan Muqdisho soo gaaray 20/8/2017 illaa waqtigaasna waxaan u heellanaa inaan aqoontayda xoogayga iyo naftaydaba u huro qarankayga nasiib darro laakiin howshaan u imid caqabadaha aan kor ku xusay ayaa ragaadiyay guul-baan Soomaali u rajaynayaa. Intaan noolahayna dalkayga iyo dadkayga waan u shaqaynayaa.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Shir Heersare Ah oo lagu soo Dhaweeyay Waftigii Wadahadalka ONLF oo hada Nairobi ka furmay.
- Feb 17, 2018
Sidii aan lawada soconayba waxaa  maalmihii lasoo dhaafay uu dalka Kenya gaar ahaan Magaalada ...
Qiso Murugo Leh xasuus tii Gaamurtay iyo xadgudubkii askarta Tigrayga Magaalada FiiQ Gobolka Nogob By Anas Xaad.
- Feb 17, 2018
xasuus tii Gaamurtay iyo xadgudubkii askarta Tigrayga Magaalada FiiQ Gobolka Nogob By Anas Xaad. Goobtu ...
Deg Deg Govenor Ali Bunoow oo ka Hadlay Hawadahadalkii ONLF & Ethiopia meesha ay ku dambeeyeen
- Feb 17, 2018
Deg Deg Govenor Ali Bunoow oo ka Hadlay Hawadahadalkii ONLF & Ethiopia meesha ay ...
Daawo Siyaasiyiinta Besha Hawiye Oo Ku Dhaartay Mooshinka Kheyre
- Feb 17, 2018
Daawo Siyaasiyiinta Besha Hawiye Oo Ku Dhaartay Mooshinka Kheyre
Daawo Waa hubaal Inay Ku An ficiyee Abwaan dhoodaan oo ka hadlay tan maanta taagan
- Feb 17, 2018
Daawo Waa hubaal Inay Ku An ficiyee Abwaan dhoodaan oo ka hadlay tan maanta ...
Turkiga & Maraykanka oo Kawada Hadlaya Xaalada Waqooyiga Suuriya.
- Feb 17, 2018
Turkiga iyo Maraykanka oo goradda isugu jiray Waqooyiga dalka Suuriya ayaa waxay isku raaceen ...
Deg Deg Afar Macalin oo Lagu dilay Magaalada Wajeer.
- Feb 17, 2018
Sida ay tibaaxayaan wararka ka imanaya Kenya 3 macllin ayaa lagu dilay Gobolka Waqooyi ...
Tony Bleir oo Baajiyay Safarkiisii Addis Ababa Sababta?
- Feb 17, 2018
Raysal-wasaarihii hore ee wadanka Ingiriiska Tony Bleir ayaa lasheegayaa in uu gabi ahaanba joojiyay ...
Wargayska US News oo Maqaal Dheer Kaqoray Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
Wargayska caanka ah ee lagu magacaabo US News oo maqaal dheer kaqoray xaalada Itoobiya ...
Daawo Yaab Dabcasar Cabudwaq Kusoo Bandhigay Gabadho 8 Jiro Qudbo siro Lagu qabo
- Feb 16, 2018
Daawo Yaab Dabcasar Cabudwaq Kusoo Bandhigay Gabadho 8 Jiro Qudbo siro Lagu qabo