Friday, September 22nd, 2017

XOG CUSB: Turkiga Oo Wax Aan La Fileyn Ku Daray Qorshihiisa Ciidan Keenista Soomaaliya

Published on September 17, 2017 by   ·   No Comments

Dowladda Turkiga ayaa la filayey in sanadkaan ay ciidan tababaro siiya kuwa dowladda keento magaalada Muqdisho, hase ahaatee arrintaasi isbedallo kale ayaa yimid.

Xog la helay waxay sheegeysaa in Turkiga uuba doonayo inuu Muqdisho iyo meello kale oo dalka sida Boosaaso ka furto Saldhigyo ciidankiisa ay duulaan ka qaadi karaan.

Wuxuu doonayaa in Soomaaliya uu keeno kumanaan ciidankiisa gaarka u tababaran.

Waxay ciidamadan la dagaallami doonaan sidoo kale Al-shabaab, dowladana waxay ka caawin doonaan nabad kusoo celinta Soomaaliya.

Hadaba qorshahan ayaa ah markii si loo eego mid dan weyn ugu jirto Soomaaliya, waayo waxay heli doonaan ciidamo ay ka go’an tahay in Soomaaliya nabad laga dhigo

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Shirka Golaha Guud ee Q.M oo Soomaaliya Lacag Ugu deeqay

September 21, 2017
Munaasabad gaar ah oo ka dhacday magaalada Newyork ...

Ciidamada Soomaaliy oo Howlgal Amniga lagu sugayo ka sameeyay Shabeellaha Hoose

September 21, 2017
Ciidamda Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo ...

Maamulka Galmudug oo Shaacisay Qorshe ina ka badan 100-dhalinyaro ah Shaqo Abuur loogu samanaayo

September 21, 2017
Maamulka Galmudug sheegay in shaqo abuur ay u ...

Ciidanka Amaanka UK oo Dad Kale U Soo Qabtay Qarixii London.

September 21, 2017
Ciidamada Booliska dalka Britain ayaa sheegey in ay ...

Ciidamada Wayaanaha oo Bilaabay Boob Baahsan Xiliyada Habeenkii Ah.

September 21, 2017
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee ...

On YouTube