Monday, November 20th, 2017

Xog Cusub: AMISOM Oo la Damacsan Dowladda Federaalka Dabino Qarsoon (Waa Maxay?)

Published on September 17, 2017 by   ·   No Comments

AMISOM ayaa dabin aan caadi ahayn waxay la dooneysaa dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib markii ay ogaadeen in dowladdan aanay jeclayn AMISOM.

Xogta ayaa sheegeysa in AMISOM ay rabaan iney isaga soo baxaan deegaanno badan oo dalka ah, islamarkaana Al-shabaab ay meelahaasi qabsadaan.

Ulajeedka ayaa ah iney muujiyaan in weli aan laga maarmin, lana siiyo muddo kale oo dalka uga sii shaqeystaan, sidoo kalena ku fadeexeestaan dowladdan.

Dowladda Federaalka ayaa marar badan sheegtay iney isbedal badan ka sameyn doonto dalka, AMISOM-na dalka laga saaro.

Hadaba dowladdan ayaa laga doonayaa sidii ay uga hortagi lahayd qorshahan ay AMISOM damacsan tahay.

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Rabshado Khasaare Gaystay oo Nairobi Ka Dhacay.

November 20, 2017
Sida ay kusoo waramayaan wakaaladaha wararka ugu yaraan ...

Deg Deg: Mudaharaad Si Lama Filaan Ah Uga Bilowday Bahardar.

November 20, 2017
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta ...

DAAWO Imaaraadka Carabta oo Farmaajo u sameeyey Soo dhawayn lama Filaan ah loo Sameeyey Kadib Marki

November 19, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa markii 2aad muddo ...

DAAWO:Sh Maxamed Cabdi Umal Ainta Wasiirada iscasishay Waxay ahayd in Dadka Soomaalida

November 19, 2017
Warbaahinta ayaa inta badan ka hadashay hadalkii dhawaan ...

Fariin Cajiib ah Wasiir Cabaas Walaalkii oo Madaxda Qaranka Soomaaliyeed u Sheegay

November 19, 2017
Cabdicasiis Siraaje oo ay Walaalo yihiin Alaha u ...

On YouTube