Saturday, September 23rd, 2017

XOG: Farmaajo Oo Diyaarsaday Warqaddii Xilka Looga Qaadayey Sanbaloolshe

Published on September 17, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa diyaarsaday warqaddii xilka looga qaadi lahaa Taliyaha NISA Mudane Sanbaloolshe.

Sanbaloolshe oo lagu gaadayey fursad xilkaan looga qaado maadaama markii uu dhiibay Qalbidhagax uu diiday inuu is casilo ayaa hadda lagu helay.

Dagaalkii ka dhacay Haanta dheer ayaa loo saariyey inuu qaaday isaga oo aan cidna soo wargelin, sidoo kalena aan la tashi kala sameyn hay’adaha amniga kale ee talada kala dhaxeyso.

Sidoo kale waxaa Sanbaloolshe loo arkay shaqsi iska horkeynaya shacabka Soomaaliyeed iyo sidoo kale dowladda Federaalka.

Hadda waxa uu madaxweynaha go’aansaday in xilka uu ka qaado Sanbaloolshe, warqaddii waa uu qortay madaxweynaha, kaliya inuu saxiixo ayaa ka haray.

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Jawaabta Kuuriyada Waqooyi: “Trump Waa Ey Ciyey”.

September 22, 2017
Khudbadiisi u horeysey ee Donald Trump ka jeediyeo ...

HRW oo Digniin & Eedaynba Ujeedisay Taliska Wayaanaha.

September 22, 2017
Hay’ada xuquuqda aadamaha udooda ee Human Right Warch ...

Xiisadii Gobolka Gonder oo Cirka Iskushareertay & TPLF oo Wareertay.

September 22, 2017
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Gonder ee dhulka ...

Dagaalo lagu Hoobtay oo kasocda deegaamada Xadka Oromada iyo Somaalida.

September 22, 2017
Dagaalo Khasaare badan dhaliyay oo u dhexeeya maleeshiyada ...

Maxaa sababay xasuuqii Awaday ma siyaasad mise Khilaaf xaduudeed?

September 22, 2017
Dhibaatada u dhaxaysa bulshoyinka Ood wadaagta ah ee ...

On YouTube