Friday, September 22nd, 2017

XOG: Itoobiya oo Qorshe aan Dhagaha Shacabka ku Cusbayn Udiyaarinaysa N/hure Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi dhagax)

Published on September 17, 2017 by   ·   No Comments

Saraakiishan oo diiday inaan magacyadooda adeegsano ayaa inoo sheegay in Dowlada Itoobiya ay qorsheyneyso sidii ay u marin habaabin laheyd shacabka Soomaaliyeed, iyadoo Cabdi Kariin Qalbi dhagax ku wareejineyso Maamulka maqaar saarka ah ee ay ku adeegato ee ka arrimiya Jigjiga.

Saraakiishan ayaa sheegay inay aad kaga xumaadeen markii ay maqleen in dowlada Soomaaliya ay Qalbi dhagax ku wareejisay Itoobiya, waxayna sheegeen in kilalka ay ku joogaan xaalad adag, iyagoo qorsheynayay inay ka soo dhuuntaan Maamulka Ileey, una soo baxsadaan dhinaca dowlada Federaalka laakiin rajadaasi ay u dhamaatay.

Itoobiya ayaa maxkamadeeda saareysa Qalbi dhagax balse waxay ku xukumeysaa Magaalada Jigjiga, iyadoo ka dhigeysa inay maxkamdeysay Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya sida ay saraakiisi sheegeen.

Si kastaba ha ahaateen Saraakiishan ayaa sheegay in kalsoonida ay kala laabteen Madaxweyne Farmaajo iyo dowladiisa, iyagoo ku sheegay Qalbi dhagax inuu ahaa Mujaahid u dagaalamaya Ciida Soomaaliyeed.

WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO HAGAAJI :
ogaden24@live.com

Readers Comments (0)



FEATURED VIDEO

wararkii hore

Shirka Golaha Guud ee Q.M oo Soomaaliya Lacag Ugu deeqay

September 21, 2017
Munaasabad gaar ah oo ka dhacday magaalada Newyork ...

Ciidamada Soomaaliy oo Howlgal Amniga lagu sugayo ka sameeyay Shabeellaha Hoose

September 21, 2017
Ciidamda Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo ...

Maamulka Galmudug oo Shaacisay Qorshe ina ka badan 100-dhalinyaro ah Shaqo Abuur loogu samanaayo

September 21, 2017
Maamulka Galmudug sheegay in shaqo abuur ay u ...

Ciidanka Amaanka UK oo Dad Kale U Soo Qabtay Qarixii London.

September 21, 2017
Ciidamada Booliska dalka Britain ayaa sheegey in ay ...

Ciidamada Wayaanaha oo Bilaabay Boob Baahsan Xiliyada Habeenkii Ah.

September 21, 2017
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee ...

On YouTube