Kenya Oo Dib Ufurtay Isu Socod Gadiidka Xadka Kenya& Somaliya

Dowladda Kenya ayaa dib u furtay isu socodka dadka iyo gaadiidka ee xadka ay la wadaagsto somaliya sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan gobalka waqooyi bari

Gudoomiyaha Gudiga gaadiidlayda Gobolka waqooyi bari dalka Kenya Mohamed Bardad ayaa xosta ka xariiqay in ayaga iyo Laamaha Aamankuba ay kuheshiyeen in lafaxo isku socodoka gaadidka dadweynaha, kadib wadahadalo muddo u socday kadib ayna isku afgateen in Aamanka laga wada shaqeeyo,

Mr Bardad ayaa xusey in ayaga iyo Taliyaha Maamulka Mandheera Fredrick Shisia isla meel dhigeen laso celiyo isku socodkii gaadiidka iyo rakaabka, Islamarkaana isla ogolaadeen arrintaasi,

Dowladda Kenya Maamlo kahor xanibtay isku socodka gaadidka ula goosha soomaaliya iyo Kenya kadib markii Xarakada al shabab ay weerar kuqaadeen labo gawaarida nuuca looyaqaano Laan garuusanka oo ay wateen Ciidamada pooliska Kenya Islamarkaana ay dileen 12 kamidaa Ciidama saarnaa Gawaaridasi,

Al shabab ayaa Aalaaba weeraro Dhabagal ah kuqaada Ciidamada Kenya Xiliyada ay ku socdaalayaan wadooyinka Isku xira Maamulada iyo Magaaliyinka Dalka Kenya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Kacdoonka Gobolka Gurage oo Wali Halkiisii Kasii Socda.
- Feb 22, 2018
Sida aan wararkaa nagii hore idiin kusoo gudbinayba waxaa kasii daraya xaalada Gumaysiga Itoobiya ...
Wasiirka Arimaha Dibada Gumaysiga Itoobiya oo Ka Hadlay Xukunka Dag Daga ah.
- Feb 22, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Gumaysiga Itoobiya Workneh Gebeyehu ayaa difaacay xukunkii deg dega ahaa ...
Daawo Live Dulmiga dumay maxaa loogu digan waayay Aqoonyahay Safiya Mohamed
- Feb 22, 2018
Daawo Live Dulmiga dumay maxaa loogu digan waayay Aqoonyahay Safiya Mohamed
Daawo Haweeney xaday ilmo dhalan 3 Isbuuc oo maxkamad lasoo taagay
- Feb 22, 2018
Daawo Haweeney xaday ilmo dhalan 3 Isbuuc oo maxkamad lasoo taagay
Daawo Burburka Ethiopia Saamayn Maku Yeelan Doonaa Somaliland
- Feb 22, 2018
Daawo Burburka Ethiopia Saamayn Maku Yeelan Doonaa Somaliland
Daawo 1700 Maxaabiis Ah Oo Xabsiga Jigjiga Ethiopia Laga sii Daayey
- Feb 22, 2018
Daawo 1700 Maxaabiis Ah Oo Xabsiga Jigjiga Ethiopia Laga sii Daayey
Daawo Gudoomiyaha gobolka banaadir Abdirahman Omar Osman Eng Yarisow iyo DOODWADAAG 21 02 2018
- Feb 22, 2018
Daawo Gudoomiyaha gobolka banaadir Abdirahman Omar Osman Eng Yarisow iyo DOODWADAAG 21 02 2018
DAAAWO WARKII CAALAMKA IYO SOOMAALIYA OO FAAH FAAHSAN
- Feb 22, 2018
DAAAWO WARKII CAALAMKA IYO SOOMAALIYA OO FAAH FAAHSAN
Daawo Wasiir bayle iyo Ganacsada Muqdisho oo meel adag kala gaaray
- Feb 21, 2018
Daawo Wasiir bayle iyo Ganacsada Muqdisho oo meel adag kala gaaray
Daawo Waraysi xasaasiya Hogaanka Warfafinta JWXO YouTube
- Feb 21, 2018
Daawo Waraysi xasaasiya Hogaanka Warfafinta JWXO YouTube