Raysul-wasaaraha Itoobiya oo Jeediyay Hadal Aan Loogabaranin.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya hadal afka baarkiisa ah oo kasoo yeedhay Raysal Wasaaraha magac uyaalka ah ee xukuumada Wayaanaha Hailemariam Desaleng.

Sida xogta aan kuhelayno maqaar-saar Hailemariam oo shir jaraa’id kuqabtay magaalada Addis Ababa ayaa akhriyay waraaq ay kooxda TPLF usoo malmaluuqday oo looga dan lahaa in isaga lagu magac dilo isla markaana karkaarka lagu waydaariyo.

Maqaar-saar Hailemariam oo saxaafada lahadlayay ayaa sheegay in dambiilayaashii kulug lahaa dagaalada shacabka Oromia iyo Soomaalida Ogadenia u dhaxeeyay ay sooqaban doonaan isla markaana ay sootaagi doonaan maxkamad, isagoo sheegay in lala xisaabtami doono.

Maqaar-saar Hailemariam oo hadalka sii watay ayaa sheegay in dagaaladan uu dhiiga badani kudaatay ay kulug lahaayeen mas’uuliyiin sarsare oo katirsan maamulada Oromada iyo Soomaalida, wuxuuna heegay in ay diyaariyeen qorshihii lagula xisaabtami lahaa dambiilayaasha.

Hadalka uu saxaafada usheegay Hailemariam Desalen ayaa umuuqday mid ay kooxda TPLF tu usoo qortay, iyagoo doonaya in ay karkaarka waydaariyaan kadib markuu qaban waayay arintan uu balan qaaday waxayna kooxdu doonaysaa in ay raysalwasaare kusheega dib ula xisaabtanto.

Labada dhidid dhowr ee Soomaalda iyo Oromada ayaa ah kuwo siwayn looga taageero Gobolka Tigrey waxayna kooxda TPLF tu doonaysaa in ay kadifaacdo cid kasta oo kahor timaada danaha qoomiyada Tigreega oo ah in sigaar ah loogu adeego.

Dhinaca kale Maqaar-saar Hailemariam ayaa shirkiisa jaraa’id kaga hadlay arinta afhayeenkii baarlamaanka ee iscasilay isagoo sheegay in uu dambiile yahay isla markaana uu saxaafada siiyay war uusan xukuumada wayaanaha lawadaagin.

Dadka darsa arimaha Itoobiya ayaa sheegaya in hadalka Maqaar-saar Hailemariam uu umuuqdo in uu soo celin doono xukunkii deg dega ahaa ee talisku uu horaan ugu fashilmay kaas oo hadaba si dadban ushaqeeya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Wasiirka Arimaha Dibada Gumaysiga Itoobiya oo Ka Hadlay Xukunka Dag Daga ah.
- Feb 22, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Gumaysiga Itoobiya Workneh Gebeyehu ayaa difaacay xukunkii deg dega ahaa ...
Daawo Live Dulmiga dumay maxaa loogu digan waayay Aqoonyahay Safiya Mohamed
- Feb 22, 2018
Daawo Live Dulmiga dumay maxaa loogu digan waayay Aqoonyahay Safiya Mohamed
Daawo Haweeney xaday ilmo dhalan 3 Isbuuc oo maxkamad lasoo taagay
- Feb 22, 2018
Daawo Haweeney xaday ilmo dhalan 3 Isbuuc oo maxkamad lasoo taagay
Daawo Burburka Ethiopia Saamayn Maku Yeelan Doonaa Somaliland
- Feb 22, 2018
Daawo Burburka Ethiopia Saamayn Maku Yeelan Doonaa Somaliland
Daawo 1700 Maxaabiis Ah Oo Xabsiga Jigjiga Ethiopia Laga sii Daayey
- Feb 22, 2018
Daawo 1700 Maxaabiis Ah Oo Xabsiga Jigjiga Ethiopia Laga sii Daayey
Daawo Gudoomiyaha gobolka banaadir Abdirahman Omar Osman Eng Yarisow iyo DOODWADAAG 21 02 2018
- Feb 22, 2018
Daawo Gudoomiyaha gobolka banaadir Abdirahman Omar Osman Eng Yarisow iyo DOODWADAAG 21 02 2018
DAAAWO WARKII CAALAMKA IYO SOOMAALIYA OO FAAH FAAHSAN
- Feb 22, 2018
DAAAWO WARKII CAALAMKA IYO SOOMAALIYA OO FAAH FAAHSAN
Daawo Wasiir bayle iyo Ganacsada Muqdisho oo meel adag kala gaaray
- Feb 21, 2018
Daawo Wasiir bayle iyo Ganacsada Muqdisho oo meel adag kala gaaray
Daawo Waraysi xasaasiya Hogaanka Warfafinta JWXO YouTube
- Feb 21, 2018
Daawo Waraysi xasaasiya Hogaanka Warfafinta JWXO YouTube
Daawo Waa kuma Raisal wasaaraha Cusub ee Ethiopia
- Feb 21, 2018
Daawo Waa kuma Raisal wasaaraha Cusub ee Ethiopia