Wararkii Ugu Danbeeyay Maanta Magaalada Jigjiga Iyo Xalada Abdi Iley

Waxaa maanta Magaalada Jigjiga dib ugu soo noqdey Madaxweyne Cabdi iley kadib shirkii Gudiga amniga qarana uu xafiiska Raysal wasaaraha magaalada Addis kaga qeyb galay. Warbixin shirkaas lasoo dhigey ayna maanta soo daabacdey Jariirada Addisstandard ayaa si aan horey looga baran Xukuumada Ethiopia loogu sheegay in dowlada Ethiopia khatar ugu jirto inay burburto.
Waxyaabaha sababta looga dhigayo burburkan ayaa waxaa ugu waaweynaa in ay gabi ahaanba meesha ka baxdey sharcigii iyo kala dambayntii wadanku, qofka Ethiopian-ka ahina uusan siduu rabo wadanka ugu noolaan karin uguna safri karin, Warbixintu waxay ku dheeratey kahadalka Arrintii Oromada iyo Soomaalida ayadoo eedo badan labada dhinacba loosoo jeeday, waxaa xusid mudan in dadka Soomaalida ah ee lasoo barakiciyey warbixintu ku sheegtay boqolaal halka Oromada deegaanka Soomaalida laga qixiyey ay ku sheegtay boqolaal kun.
War bixinta oo English ku qoran waan soo share gareyn mardhaw ee halkaa ka akhriso.
Madaxweyne Cabdi ayaad moodaa inuu kujiro sidii ay kujireen dhalinyaradii 2014 kacdoonka kala hor timid uuna ubixiyey SSI (Sii soco soo soco), Asagana eega waxaa loo bixiyey New SSI ileen ficiladoodii yaa ka muuqdee kkkkkkkk Xigasho Abdirashiid Ali

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

War deg deg ah : Erdugan oo markale ku guulaystay kursiga ugu sareeya wadanka Turkiga
- Jun 24, 2018
Racep dayip ergugan ayaa markale ku guulaystay madaxwaynaha Dalka Turkiga . Loolan adag ka dib ...
Maamulka Jubbaland oo sii daayay Maxaabiis ay kamid yihiin kuwo hore uga tirsanaa Shabaab
- Jun 24, 2018
kadib cafis uu madaxweynaha Jubbaland u fidiyay ilaa 46 Maxbuus oo ku xiran xabsiyada ...
Somaliland: “Laascaanood ma ahan Waqooyiga Gaalkacyo”
- Jun 24, 2018
Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland C/weli ...
Gnv Daawo Dowlada Soomaaliya Oo Cunaqabatayn kusoo Rogtay Xukuumada Somaliland
- Jun 24, 2018
Maamulka Gooni U Goosadka Ah ee Soomaalilalan Ayaa Waxa Uu Kacabanayaa In Dawlada Soomaaliya ...
Jaziirada Malta oo Diiday Inay Qaabisho Tahriibayaal African Ah.
- Jun 24, 2018
Dowladda Malta ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin tahriibayaal Afrikaan ah oo dhawaan lasoo ...
Deg Deg Madaxwaynaha Zimbabwe oo Lala Beegsaday Qarax.
- Jun 24, 2018
Qarax aad u culus ayaa ka dhacay dalka Zimbabwe, meel uu ka qudbeynayay madaxweynaha ...
Dad Loo Qabqabtay Qarixii Addis Ababa Ka Dhacay.
- Jun 24, 2018
Sida ay kusoo waramayaan warar kala duwan oo ay heshay ONA ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Komishineerkii Booliiska Magaalada Adiss Ababa oo Xabsiga Loo Taxaabay.
- Jun 24, 2018
Waxaa xabsiga la dhigay komumishineerkii Booliiska magaalada Addiss Ababa Girma Kassa kadib qaraxii ka ...
Daawo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik
- Jun 23, 2018
Daaewo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik HALKAN KADAAWO
Daawo Dagaalka Tukaraq Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Si ka Duwan Sidii Hore Uga Hadlay
- Jun 23, 2018
Iyada oo la isku hor fadiyo deegaanadii ay kudagaalameen Maamulada PUNTLAND iyo SOOMAALILAND Ayaa ...