QM oo Ciidanka Kenya ee Soomaaliya Jooga Eedayn Culus Usoo Jeediyay.

Kooxda Dabagalka QM ayaa Warbixin ay soo saartay ku sheegtay in ciidamada dowladda oo laga rabay in ay ka hortaggaan dhuxushaasi oo ay dhoofiyaan Al-Shabaab Balse taasi badalkeeda in ay ka qaataan lacag.

QM waxa ay sheegtay in ciidamada Kenya ay Jawaankii Dhuxusha ahaa ee ka dhoofaya Dekedda Kismaayo iyo Buur-Gaabo ee Jubada Hoose ay ku leeyihiin $2 Dollar. Sidoo kale Kooxda ayaa xustay in ka badan $10 Milyan oo Dollar -ka Mareykanka ah in Al-Shabaab ay ka helaan dhoofinta Dhuxusha Sanadkiiba.

Waxaay sheegeen in Beesha Caalamka laga doonayo in ay arintaasi wax ka qabtaan maadaama Al-Shabaab ay halkaasi ka helaan lacago badan. QM ayaa Shan Sano ka hor ku dhawaaqday in la mamnuucay dhoofinta dhuxusha Soomaaliya waxaana joojinteeda loo xil saaray ciidamada AMISOM oo inta badan jooga koofurta iyo bartamaha Soomaaliya iyo ciidamada dowladda Soomaaliya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Wasiirka Arimaha Dibada Gumaysiga Itoobiya oo Ka Hadlay Xukunka Dag Daga ah.
- Feb 22, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Gumaysiga Itoobiya Workneh Gebeyehu ayaa difaacay xukunkii deg dega ahaa ...
Daawo Live Dulmiga dumay maxaa loogu digan waayay Aqoonyahay Safiya Mohamed
- Feb 22, 2018
Daawo Live Dulmiga dumay maxaa loogu digan waayay Aqoonyahay Safiya Mohamed
Daawo Haweeney xaday ilmo dhalan 3 Isbuuc oo maxkamad lasoo taagay
- Feb 22, 2018
Daawo Haweeney xaday ilmo dhalan 3 Isbuuc oo maxkamad lasoo taagay
Daawo Burburka Ethiopia Saamayn Maku Yeelan Doonaa Somaliland
- Feb 22, 2018
Daawo Burburka Ethiopia Saamayn Maku Yeelan Doonaa Somaliland
Daawo 1700 Maxaabiis Ah Oo Xabsiga Jigjiga Ethiopia Laga sii Daayey
- Feb 22, 2018
Daawo 1700 Maxaabiis Ah Oo Xabsiga Jigjiga Ethiopia Laga sii Daayey
Daawo Gudoomiyaha gobolka banaadir Abdirahman Omar Osman Eng Yarisow iyo DOODWADAAG 21 02 2018
- Feb 22, 2018
Daawo Gudoomiyaha gobolka banaadir Abdirahman Omar Osman Eng Yarisow iyo DOODWADAAG 21 02 2018
DAAAWO WARKII CAALAMKA IYO SOOMAALIYA OO FAAH FAAHSAN
- Feb 22, 2018
DAAAWO WARKII CAALAMKA IYO SOOMAALIYA OO FAAH FAAHSAN
Daawo Wasiir bayle iyo Ganacsada Muqdisho oo meel adag kala gaaray
- Feb 21, 2018
Daawo Wasiir bayle iyo Ganacsada Muqdisho oo meel adag kala gaaray
Daawo Waraysi xasaasiya Hogaanka Warfafinta JWXO YouTube
- Feb 21, 2018
Daawo Waraysi xasaasiya Hogaanka Warfafinta JWXO YouTube
Daawo Waa kuma Raisal wasaaraha Cusub ee Ethiopia
- Feb 21, 2018
Daawo Waa kuma Raisal wasaaraha Cusub ee Ethiopia