Xog dheeraad ah oo ka soo baxaya weerar culus oo ka dhacay Degmada Balacd

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar Saacadihii la soo dhaafay lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaliya, xilli ay marayeen duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyadda weerarkan ayaa Barta ay ku leeyihiin Internetka waxa ay ku shaaciyeen in ay ku dileen weerarkaasi 2 Askari, kuna dhaawaceen 5 kale, sida ay hadalka u dhigeen.

Sidoo kale warka ka soo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in weerarkan ay ku qabsadeen Hub, sida Qoryaha AK47, iyagoo xusay in si dirqi ah uu uga badbaaday gaari Cabdibile ah oo ay la socdeen ciidanka dowladda ee lagu weeraray halkaasi.

Ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada dowladda ee Gobolka Shabeelaha Dhexe oo ku aadan weerarkaasi.

Balse Al Shabaab ayaa had iyo jeer weerraro ku qaada ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, xilliyada ay isaga kala gooshayaan deegaanada Gobolkaasi Shabeelaha Dhexe.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
Daawo Qoomiyadihii Aan Oromada ahaynoo Is Bahaystay Lana wareegay Adis ababa
- Sep 18, 2018
Waxaa Magaalada ADIS ABABA ee xarunta Dalka ethiopia ka socda dagaal aad ukulul oo ...