DEG DEG:- Qarax lagu weeraray hoyga Xildhibaan ka tirsan Hirshabelle

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle waxaa xalay bam gacmeed lagu weeraray hoyga Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle.

Xildhibaanka gurigiisa lagu tuuray bam gacmeedka, ayaa waxaa lagu magacaabaa Maxamed Bashiir Qaasim Daqare, iyadoo xubno ka mid ah qoyskiisa ay ku dhaawacmeen bamkaasi.

Sida wararka ay sheegayaan xaaska Xildhibaanka iyo mid ka mid ah ilaalada Xildhaanka ayaa dhaawac uu ka soo gaaray qaraxaasi, kadib markii bambada guriga ay ku dhex qaraxday.

Xildhibaan Daqare ayaa ka maqnaa hoygiisa, wuxuuna ku maqan yahay Magaalada Muqdisho sida ay xaqiijiyeen Xildhibaano kale oo ka tirsan Maamulka Hirshabelle.

Saraakiisha ammaanka Degmada Jowhar ayaa waxa ay Warbaahinta u sheegeen dadkii ka dambeeyay falkaasi inay ka baxsadeen goobta, markii xalay ay ku tureen Bam gacmeedka hooyga Xildhibaankaasi.

Xildhibaanka gurigiisa qaraxa lagu weeraray ayaa wuxuu degan yahay xaafadda Mishinka ee Magaalada Jowhar, waxaana xog la helay ay sheegeysaa inuu ka mid yahay Xildhibaanada khilaafka ugu xoogan ku wada soo Magacabiista Wasiiradda cusub ee Hirshabeelle

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo Heesaha Bilaa Music ah ee Halgamayaasha ONLF Abwaan Indhacadde
- Jul 18, 2018
Abwaan Indhacade OO kamida Abwaanada Ciidamada Xoraynta Ogaadeniya Ayaa soogaantiisa Oo Heeso Iyo Goboyaba ...
Deg Deg Hub Lagu Soo Waday Magaalada Addiss Ababa oo Dhexda Laga Qabtay.
- Jul 18, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addiss Ababa ayaa waxay sheegayaan in hub si sharci ...
Kabogo: Shirkii Brussels oo warmurtiyeed laga soo saaray.
- Jul 18, 2018
Waxaa magaalaa Brussels ee caasimada dalka Belgium caawa lagu soo gabagabeeyay shirkii Somali Partner ...
DEG DEG Daawo Dahir Alasow oo la Kulmay Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Madoobe
- Jul 17, 2018
Daahir Abdulle alasow Oo ah wariye Caan ka ah Gayiga Soomaalida Laguna Yaqaano Hadallo ...
Daawo:Maxaa sababay in Axmed Madoobe Banaanka uga baxo shirkii Brussels oo uu cadho u muujiyo Madaxwayne Farmaajo
- Jul 17, 2018
Daawo:Maxaa sababay in Axmed Madoobe Banaanka uga baxo shirkii Brussels oo uu cadho u ...
ONLF Press Release on the Oromo Massacre of Somali civilians in Moyale and beyond.
- Jul 17, 2018
On July 12th, more than 50 Somali civilians were indiscriminately massacred by Oromo gunmen ...
Daawo:Abdirahmaan Maadey Xoghayaha ONLF “Isbedel Buuxa waa in ay u diyaar garoobaan Dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan”.
- Jul 17, 2018
Daawo:Abdirahmaan Maadey Xoghayaha ONLF "Isbedel Buuxa waa in ay u diyaar garoobaan Dadka Soomaaliyeed ...
Daawo Warar Dheeraad ah oo kasoo Baxay Gabdho lagu laayey Ogadenia
- Jul 17, 2018
Waxaa Ogadenia Kasocada Xasuuq Baahsan Oo An loo aaba yeelaynin Caruur Iyo  Ciroole Hadaba ...
Daawo ONLF oo Bayaan Kasoo Saartay Xasuuqa Oromadu Ku Hayso Shacabka Soomaaliyeed ee Mooyale & Deegaamo Kale Ka Socda.
- Jul 17, 2018
Waxay O N L F Bayaan Kasoo Saartay Xasuuqa Oromadu Ku Hayso Shacabka Soomaaliyeed ...
Daawo Shirka Dowladda Somalia ee Brussels
- Jul 17, 2018
Waxaa Soomaaliya Iyo Dowlaha Daneeya Shir Wadatashi Uga socdaa Brussles Hadab halkan ka daawo ...