Maraykanka oo Xoojiyay Weerarada Kadhanka Ah Al-shabaab.

Saraakiil Sar sare oo ka tirsan dowladda Maraykanka ayaa sheegay in ciidamada Maraykanka ee joogga Soomaaliya la gaadhsiiyay Meeshii ugu sareysay. Waxaa ay sidoo kale sheegeen in ciidamada dowladda Maraykanka howlgalada ay ka fuliyaan Soomaaliya in ay noqdeen kuwo badankood guulaystay.

Waxaa ay sheegtay in ku dhawaad 500 oo askari la gaadhsiiyay sanadkan Ciidamadeeda howlgallada gaarka ah ka fuliya Soomaaliya. War laga soo xigtay wasaaradda difaaca Maraykanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Maraykanka uu balaadhiyay Qorshaha dagaalka lagula jiro Argagixisadda ah ee ku sugan Geeska Africa.

Dowladda Maraykanka ayaa bilihii lasoo dhaafay si weyn u xoojisay howlgallada ay ka fuliso Soomaaliya, waxaana xusid mudan in bishan ay fulisay in ka badan 5 weerar saddex ka mid ah ay dhaceen 24 saac gudahooda. Maraykanka ayaa horay u sheegay in ay ka go’an tahay dagaalka Kooxda Daacish ee ku sugan deegaanada maamulka Puntland ee Al-Shabaab.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

JIG JIGA. FARIN KA TIMID ABDI ILAY, BAHDIL IYO AFXUMO WAAN KU OGGAA BALSE CAFIS IYO GARASHO FOG MAYA.
- Apr 20, 2018
Isagoo hogaanka nabad galyada ayuu ku rad jooggay siduu dacwad halis ah ugu sameyn ...
Daaawo Wararkii Ugu Dambeeyay Oo Kusaabsan Xaalada Ethiopia
- Apr 20, 2018
Daaawo Wararkii Ugu Dambeeyay Oo Kusaabsan Xaalada Ethiopia
Deg Deg Daawo Soomaaliland oo Xabsiga Dhigtay Boqor Buurmadaw
- Apr 20, 2018
Maamulka Soomaaliland Oo Aalaaba Xarig la beegsada Dadka Magaca Bulshada Kudhex Leh Ee Aada ...
Khubarada UN-ka oo sheegay in Lagu rasaaseeyey Magaalada Douma Ee Wadanka Syria.
- Apr 20, 2018
Wafdigii horudhaca ahaa ee ka socday Qaramada Midoobay oo gaadhay magaalada Douma ee dalka ...
Doorashadii Turkiga oo Wakhtigeedii Laga Soo Hormariyay.
- Apr 20, 2018
Madaxweyne Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in bisha June ee soo socota la ...
Kenya oo shaacisay magacyada iyo sawirada rag lagu tuhmayo Al-shabaab.
- Apr 20, 2018
Saraakiisha Hay’adaha ammaanka dalka Kenya ayaa shaaciyay magacyada iyo sawirada Saddex dhallinyaro ah oo ...
Xukuumada Gumaysiga oo Kharash Badan Kubixisay Qaraarkii HR 128 & Kukale oo Lawado.
- Apr 20, 2018
Xog hoose oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in xukuumada wayaanuhu ...
Hooyo 50 Jir Ah oo Ciidanka Woyaanuhu Xalay Gurigeeda Kala Baxeen.
- Apr 20, 2018
Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana magaalada dhagaxbuur ee xarunta gobolka jarar ...
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumada Gumaysiga Ethiopia Abiy Ahmed oo magacaabay gole wasiiro  
- Apr 19, 2018
 Abiy Ahmed ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihii hore ee wasiirada dalkaas isagoo bedelay ...
Afhayeenka Baarlamaanka Gumaysiga Ethiopia oo loo doortay ruux dumar ah
- Apr 19, 2018
Baarlamaanka dalka Ethiopia ayaa markii ugu horeysay loo doortay in guddoomiye ay ka noqoto ...