DEGDEG: Kacdoono Waawayn oo Magaalada Gunji Kasocda & TPLF oo Yaaban.

Sida xogta aan kuhelayno kumanaan shacabka magaalada Gunji kamid ah ayaa isugu soobaxay daafaha magaalada iyagoo kudhawaaqayay erayo kadhan ah taliska wayaanaha iyo qabiilka talada wadanka xooga kuhaysta ee Ttigrey.

Dibad baxayaasha oo aad ubadnaa ayaa lasheegayaa in ay xidheen wadooyinka waawayn ee magaalada Gunji, iyagoo sheegay in ay kacdoonada siiwadi doonaan ilaa iyo inta ay shacabku cadaalad kahelayaan isla markaana ay xornimo taam ah kagaadhayaan.

Magaalada Gunji oo dhacda xuduuda Oromia iyo Shucuubta Koonfureed ayaa marti galisa kacdoono waawayn oo mudo dheer lagaga soo horjeedo taliska wayaanaha iyo cawaanta uu adeegsado, waxaana lasheegayaa in ay kacdoonada Gobolku siibadanayaan.

Dadwaynaha dibad baxyada isugu soobaxay ayaa sidoo kale daadiyay waraaqo ay xukuumada wayaanaha ugu sheegayeen in ay talada wadanka iskaga tagaan isla markaana aysan joojin doonin kacdoonada ay xoqooda ku baadi goobayaan.

Iskusoo wada duub oo waxaa maalinba maalinta ka dambaysa sii kordhaya kacdoonada lagu diidanyahay talada kooxda TPLF, waxaana lasheegayaa in ay kacdoonada kubiirayaan tiro badan oo ciidanka wayaanaha katirsan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
Daawo Qoomiyadihii Aan Oromada ahaynoo Is Bahaystay Lana wareegay Adis ababa
- Sep 18, 2018
Waxaa Magaalada ADIS ABABA ee xarunta Dalka ethiopia ka socda dagaal aad ukulul oo ...