SIR CULUS Sanbaloolshe Madaxii Sirdoonka Soomaaliya Kiiskii Qalbidhagax.
Taliyihii hore ee Nabad Sugida Somaliya ayaa laga helay Xog Muhiim ah qaabkii loo dhiibay Qalbidhagax iyo qorshe Sir ahaa oo Madaxda DF Somaliya ay ku heshiiyeen Xiligii la dhiibayey.