Ciidanka Wayaanaha oo Bilaabay In Ay Baabuurta Hay’ada Qafaashaan.

Xog rasmi ah oo lahelay ayaa muujinaysa in ay ciidamada wayaanuhu adeegsanayaan baabuurta hay’adaha kadib markay ku adkaatay in ay kusocdaan baabuurtooda, waxaana lasheegayaa in ay si qasab ah usoo qafaashaan baabuurta hay’adaha lagu yaqaano.

Warka ayaa intaas kudaraya in ay ciidanka wayaanuhu todobaadkan dadka shacabka ah ku afduubayeen baabuurta hay’adaha kuwaas oo iyagoo calankii hay’adu sudhan yahay ay xoog kufuulayaan kadibna ku weerarayaan hadba meeshii ay doonaan.

Ciidamada wayaanaha oo bilihii lasoo dhaafay qaadan jiray baabuurta wasaaradaha sida wasaarada caafimaadka, ayaa bilaabay in ay xoog kuraacaan baabuurta hay’adaha caalamiga ah, kadib markii lagu fahmay baabuurtii wasaaradaha.

Dhinaca kale waxaa maalinba maalita kadambaysa sii xoogaysanaya kacdoomada shacabka ee lagu diidan yahay xukuumada wayaanaha, waxayna shacabku bilaabeen in ay deegaano hor leh gaadhsiiyaan kacdoonada iyagoo taliska wayaanaha kuqasbay in uu magaalooyinka waawayn kusoo noqdaan.

Isku soo wada duub oo xaalada taliska wayaanaha ayaa ah mid cakiran, waxayna ciidanka wayaanuhu bilaabeen in ay dadka boobaan isla markaana dumarka kufsadaan, taas oo calaamad u ah burburka xukuumada wayaanaha.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Xubnaha OYSU IFO oo maanta shirkoodii billaha ahaa isugu yimid
- May 20, 2018
Ururka midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadenia ee OYSU laantiisa kahawl gasha Faraca M.Xorriyo ee ...
Waraaqo Bahir-Dar Lagu Daadiyay & Xaalada oo Kacsan.
- May 20, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay ...
Deg Deg Abiye Axmad oo Kala Diray Gudiyo Sharci Darro Ahaa.
- May 20, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ...
Daawo Wararkii Ugu Dambeeyey Dhacdooyinka Todobaadka Dagaalka Tukaraq
- May 20, 2018
Waxaa Wali Lagu Kala Fogyahay Xaalada Colaadeed ee Soomaaliland Iyo Puntland Hadaba Daawo Wararkii ...
Daawo Muuqaal Qosol badan Bidaarta maxaa sababa
- May 20, 2018
Bal Nala Qosol Oo Daawo Muqaal Maad ah maxaa sababa Bidaarta
Daawo Cali Khaliif Galaydh Somaliland Anigaa Iska leh Cidna Marti ugama ihi 18 May
- May 20, 2018
Hogaamiyihii Horee Khaatumo  Cali Khaliif Galaydh ''Somaliland Anigaa Iska leh Cidna Marti ugama ihi'' Wuxuu ...
Al-Markaz Tabsira Waa madarisa Qu’aanka Kariimka ah Lagu Barto
- May 19, 2018
Al-Markaz Tabsira Waa madarisa Qu'aanka Kariimka ah Lagu Barto
Xiisad Kataagan Gobolka Binshangul & Hogaankii Nabadgaliyada oo Ladilay.
- May 19, 2018
Sida warar kaanagii hore aan kusoo tabinay waxaa Gobolka Binshangul ee dhaca koonfurta Itoobiya ...
Dagaal Dhimasho & Dhaawac Keenay oo Dhexmaray Axmaarada Iyo Tigreega.
- May 19, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee woqooyiga Gobolka Axmaarada ee wadanka Itoobiya ayaa ...
Jaaliyada Ogaadeniya ee Yamen oo Kulankoodii Caadiga Ahaa isugu Yimid.
- May 19, 2018
Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimaaday jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka yamen waxaana lagu qabtay ...