Al-Xariiri oo Dib Uga Laabtay Iscasilaadii uu Ku Dhawaaqay.

Sacad Al-Xariiri ayaa arrintan shaaciyey kadib kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada Lubnan oo ansixiyey baaq uu soo jeediyay Al-Xariiri oo ah in dalka Lubnan ay dhex dhexaad ka noqdaan xiisada ka dhex taagan dalalka Carabta, Golaha Wasiiradiisa ayaa si buuxda u taageeray go’aankaasi.

Al-Xariiri ayaa xiligii uu iscasilayey sheegay in Iran ay farogalin ku heyso dalkiisa isla markaana kooxda Shiicada ah ee Xisbullah ay khatar ku tahay dalkiisa iyo waliba isaga naftiisa. Walow la sheegay in iscasilaadaasi ay ku cadaadiyeen Sacuudigu.

Al-Xariiri ayaa markii uu ku dhawaaqay iscasilaadiisa sadex todobaad kusii sugnaa Riyadha, isagoona ugu danbeyn dib ugu noqday dalkiisa hooyo, halkaasi oo uu todobaadyadii lasoo dhaafay kulamo kula lahaa hogaanka dowladaasi oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha wadankaasi oo diiday in uu aqbalo iscasilaada Al-Xariiri.

Sacuudiga ayaa si weyn u dhaliilay qaabka Sacad Al-Xariiri ulla macaamilo kooxda Xisbullah oo xubno kuleh xukuumadiisa iyo Baarlamaanka Lubnan. Sacuudiga ayaa xisbullah u arka khatar iyo gacanta militari oo ay Iiraan ku leedahay dalalka Carabta. Kooxdaasi ayaa kaalin weyn ka qaadatay dagaalka ka socda wadanka Suuriya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo Xildhibaan Maxamed soomali oo Aqriyay Misaaniyada dalka ee sanadka soo socda
- Dec 11, 2017
Daawo Xildhibaan Maxamed soomali oo Aqriyay Misaaniyada dalka ee sanadka soo socda ee 2018 ...
Daawo Warkii Caalamka
- Dec 11, 2017
Daawo Warkii Caalamka aad ka heli doonto xogo muhiim ah
Daawo Jawaari oo dowlada Mareykanka ugu baaqay ineey ka laabato go aadkeeda Qudus
- Dec 11, 2017
Daawo Jawaari oo dowlada Mareykanka ugu baaqay ineey ka laabato go aadkeeda Qudus
DAAWO Barnaamijka La Hadal Xuska Maalinta Xuquuqul Aadanaha
- Dec 11, 2017
DAAWO Barnaamijka La Hadal Xuska Maalinta Xuquuqul Aadanaha
Daawo: Barnaamijka Gaar ah Is Cafis MUQDISHO
- Dec 11, 2017
Daawo: Barnaamijka Gaar ah Is Cafis MUQDISHO
Al Shabaab oo Gawaari Siday Raashin ku gubay Duleedka Baladweyne
- Dec 11, 2017
Dagaalyahannada Xarakada Al Shabaab ayaa la sheegaya in ay dab qabadsiiyeen Gawaari Raashin ...
Kuxigeenka Madaxwaynaha Maraykanka oo Loo Diiday Inuu Falastiin Booqdo.
- Dec 11, 2017
Kuxigeenka Madaxwaynaha Maraykanka, Mike Pence oo lagu waday in uu dhamaadka bishan tago dhulka ...
QM oo Shaacisay Tirada Shacabka Lagu Laayay Soomaaliya.
- Dec 11, 2017
Qaramada Midoobey xafiiska u qaabilsan xuquuqda Insaanka ayaa soo bandhigay warbixin ku saabsn tirada ...
Rabshado Kasocda Gobolka Tigrey & Khasaare Kadhashay.
- Dec 11, 2017
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Adgirat ee Gobolka Tigrey ayaa sheegaya rabshado aad uxoogan ...
Deg Deg: Xubno Sarsare oo Itoobiyaan Ah oo Australia Isu Dhiibay.
- Dec 11, 2017
War goor dhaw nasoo gaadhay ayaa sheegaya in wafti heer sare ah oo kasocday ...