Rabshado Kasocda Gobolka Tigrey & Khasaare Kadhashay.

Sida xogta aan kuhelayno ardayda udhalatay qoomiyada Tigreega ee wax kadhigata Jaamacada Adgirat ayaa weerar xoogan kuqaaday ardayda Axmaarada iyo Oromada ah ee wax kadhigata jaamacadaha Gobolka Tigrey gaar ahaan jaamacada magaalada Adgirat.

Warka ayaa intaas kudaraya in uu dagaal gacan kahadal ah dhex maray ardayda Tigreega ah ee weerarka ah iyo ardayda udhalatay qoomiyadaha kale ee difaaca ah, waxaana lasheegayaa in uu jiro khasaare aad ubadan oo soo kala gaadhay labada dhinac oo aan faahfaahin rasmi ah laga haynin.

Ardayda weerarka qaaday ee udhalatay qoomiyada Tigreega ayaa lasheegay in ay ku andacoonayaan in ardayda Tigreega ah ee wax kabarata Gobolada Axmaarada iyo Oromada lalaayo ama lasoo caydhiyo, waxayna sheegayaa in ay sidoo kale eryayaan ardayda qoomiyadaha kale ah.

Ciidamada amaanka ee wayaanaha oo goobta soo gaadhay ayaa lasheegayaa in ay ka quusteen in ay damiyaan rabshadaha Jaamacada kasocda, waxaana lasheegayaa in ay ardayda Tigreegu handadayaan ardayda martida ah ee qoomiyadaha kale.

Guud ahaan waxaa meel aad u hoosaysa maraya amaanka guud ee wadanka Itoobiya, waxaana xidhan dhamaan jaamacadihii Gobolka Oromia kuwaas oo intooda badan ay dhex dagan yihiin ciidamada wayaanuhu

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo Dabadhilif Abdi Illey oo Mar kale Facebook Live Soo galay Kuna caraatamay
- Jun 22, 2018
Horjooga ha Maamul Kusheega Kililka Ayaa Aamini waayay Taageerayaashiisa Uu udiray inay Facebook Kadagaalamaan ...
Deg Deg : Koonfur Galbeed oo sheegtay in ay dishay xubno ka tirsan Al-shabaab
- Jun 22, 2018
Saraakiisha ciidamada dowladda ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay hawlgal ka dhacay deegaanka Kanaana oo ...
Kabogo: Madaxweyne Farmaajo oo Addis Ababa uga ka qeyb galay shirka IGAD
- Jun 22, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay Shirka 32-aad ee Madaxda Urur Goboleedka ...
Turkiga oo Helaya Diyaaradaha F-35 ee Maraykanka.
- Jun 22, 2018
Iyada oo ay jirto diidmada xubno kamid ah Congress-ka Mareykanka, ayaa Turkiga waxa ay ...
Baarlamaanka Itoobiya oo La Horgaynayo Sharci Cusub Oo Muhiim Ah.
- Jun 22, 2018
Sida ay wararku nagusoo gaadhayaan xeer ilaaliyaha guud ee Gumaysiga Itoobiya Birhanu Zegaye ayaa ...
Maleeshiyo Oromo Ah oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Caws Wayne.
- Jun 22, 2018
Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ayaa waxay sheegaan in maleeshiyo ...
Qormo Cajiib ah Cabdi iley & Faalisadii
- Jun 22, 2018
?. Cabdi iley ayaa Islaantii u faalin jirtay u tagay oo ku yidhi “Hooyo ...
Daawo Wareegtada Madaxweyne Trump Oo Fasaxay Dadka Kalamaqan Isu Keenidooda
- Jun 21, 2018
Waxaa kala Xayiraa Dad Badan oo ehel aha kadib markii Uu Mabnuucay Madaxwaynaha Maraykanka ...
Deg Deg Daawo Ciidamada Xasilinta Oo Muwaadin Soomaali Ah Kudhaawacay Isgooska Zoobe Ee Muqdisho
- Jun 21, 2018
Waxaa Dhawaan Amniga Magaalada Muqdisho Lagu Wareejiyay Ciidamada Xasilinta Iyaga Oo Tacadiyo kala duwan ...
Kabogo: Halkuu Dambeeyay Wadahadalkii O N L F iyo Ethiopia
- Jun 21, 2018
Daawo Xog Hoose Wadahadalkii Ugu Danbeeyey Ee ONLF Iyo Ethiopia Khaladaadkii Dhacay HALKAN KADAAWO