Baaq nabadeed iyo dulmidiid oo iga soo gaadhey beesha Akishe

======================================

Anaga oo ah dhalinyarada iyo aqoonyahanka beesha reer Akisho ee ku sugan dalalka Maraykanka, Canada, Australia, Yurub, South Afrca iyo East Africa iyo bariga dhexe waxan ogsoonahay oo si wayn ula soconay marxaladihi lasoo maray oo uu umada khalad iyo khalkhal badan lagu sameeyay sanadahii ugu danbeeyay taaso ah dhibaato dadka loo gaystay dhamaan waan kawada dharagsanhay dulmiga iyo dhibka lagu hayo shacabka ddsi waxaanu raacsanahay oonu garab taaganahay dadka dulmi-diidka ah meel kasta uu joogo iyo qabiil kasta uu ahaado hadaanu nahay beesha Akisho dulmi badan iyo takoor badan ayaan ka tirsanaynaa maamulka Cabdi iley.

Beelwaynta Akisho oo dagan Dhulka DDSI ama k5aad gaar ahan gobalka faafan(banbaas. dhagaxle .qabribayax. godanta harta sheekha fadayga wajaale iyo meelo kale oo badan) gobalka fiiqa (mayu&qubbi)gobalka afdheeer sida gurre dhaamoole iyo WLM maamulka hada jira si ula kac ah ayuu beesha akisho utakooray isagana indha tiray xaqii ay kulahayd dalkeeda hooyo beesha intaas la eg 28dagmo ee sanadihii ugu danbeyay la qaybiyya hal dagma ah lagamsiinin beesha waxaa soo martay inay 5waziir kulahayd kilika 5aad maanta malaha gudoomiye dagmo
Ugu danbayn waxay beeshu si buuxda utaageraysa cidkasta oo dulmi diid ah waxana so dhawayn haysa aqbashayna shirka beesha jidwaaq ee dulmidiid waana uga mahad celin haynaa inay diideen dulmigi daashaday bulshada deegaanka oo dhan
Waxan ku baaqayna midnimo wada jir
Wa bilaahi tawfiiq

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea