Deg Deg Cabdiramaan Faroole oo Gaas Kabaha Ladulmaray

C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland, haatana ah Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madxaweyne C/weli Maxamed Cali Gaas.

Waxaana uu sheegay in uusan daacad ka ahay la dagaalanka Al Shabaab iyo Daacish oo ku xoogan deegaanada Maamulkaasi.

Senator Faroole ayaa hoosta ka xariiqay in Xukuumadda Gaas aysan diyaar u ahayn dagaalka looga soo horjeedo Daacish iyo Al Shabaab.

Waxaana uu xusay in taasi ay dib u dhac u keeni karto Puntland, loona baahan yahay in laga feejignaado.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Ing Faysal Cali Waraabe Oo Lakulmay Wafti kasocda MIdawga Yurub
- Jan 19, 2018
Ing Faysal Cali Waraabe Oo Lakulmay Wafti kasocda MIdawga Yurub
Daawo barnaamij loogu magacdaray mideeye Iyo dhalinyarada Caabud waaq
- Jan 19, 2018
Daawo barnaamij loogu magacdaray mideeye Iyo dhalinyarada Caabud waaq
Daawo Nimcaan Hilaac oo hees ka qaaday Dagaalka Somaliland iyo Puntland
- Jan 19, 2018
Daawo Nimcaan Hilaac oo hees ka qaaday Dagaalka Somaliland iyo Puntland
Daawo maanso Wadani ah oo aad qiiro badan iyo Gabar yar
- Jan 19, 2018
Daawo maanso Wadani ah oo aad qiiro badan iyo Gabar yar
Xog Cusub :TPLF oo Sheegtay In Sirtoodii Lajabsaday.
- Jan 19, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya ...
Taliska Wayaanaha oo Qaaday Talaabo Dadka Siyaasada Kafaalooda Kayaabisay.
- Jan 19, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya arin dadka siyaasada falanqeeya ay ...
Daawo Qosolkii Ugu Badnaa Boqor Khaakh iyo Heestii Bar bar
- Jan 19, 2018
Daawo Qosolkii Ugu Badnaa Boqor Khaakh iyo Heestii Bar bar
New Zealand: Ra’isulwasaaraha Dalkaasi oo sheegtay in ay uur leedahay
- Jan 19, 2018
Ra'isulwasaaraha dalka New Zealand Jacinda Ardern iyo seygeeda Clarke Gayford ayaa sheegay in ay ...
Wadahadalka Onlf iyo Ethiopia Dexmarahaya
- Jan 18, 2018
Si guud arrin wanaagsan baan u arkaa inay dadku aragtidooda ka dhiibtaan wada-xaajoodka ...
Maqaal: wadahadalku waa isfahanka labada dhinac ee is haya.
- Jan 18, 2018
Halganka Ogadenia waxaa lagu waayay hanado, halyeeyo, geesiyaal, birmagaydo caan ahaa, hanti iyo dhaqaale ...