Deg Deg Maamulka Gobolada Dhexe- Ahlusunna Oo magacaabay Guddiga Amniga Madaxweynaha Qaranka

Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa dhowaan martigelineysa shirweyne lagu dhameystirayo heshiiskii ay horey u wada gaareen maamulada Galmudug iyo Ahlusuna.

Dhuusa-mareeb ayaa iksu diyaarineysa soo dhaweynta wufuud kala duwan oo dhinacyo kala duwan ka socda, waxayna isugu jiraan wufuud ka kala socota Dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo xubno ka socda Beesha Caalamka.

Madaxa fulinta xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa magacaabay Guddi amni oo ka shaqeynaya sugidda amniga shirweynaha ka dhacaya Dhuusa-mareeb.

War-saxaafadeedka ka soo baxay xafiiska Madaxa fulinta Xukuumadda Galmudug waxaa warbaahinta u aqriyay Muxudiin Cali Jimcaale Jakuula.

Xubnaha la magacaabay ayaa waxa ay kala yihiin:-

1 C/laahi Cabdi Raage (Guddoomiyaha Guddiga Amniga)
2 C.naasir Axmed Jaamac Xubin (Xubin)
3 Maxamuud Yaasiin Faarax (Xubin)
4 Cabdi Galad Muxumed Qeyrshe (Xubin)
6 C/laahi Maxamed Aadan (Xubin)
7 Maxamed Aadan Axmed (Xubin)
8 Bashiir Sheeekh Axmed (Xubin)
9 C/xakiin Maxamed C/raxmaan (Xubin)
10 Mahad Cabdi Xirsi (Xubin)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
Daawo Ethiopia Oo Loo Raray Kaydkii Shidaalka Haamaha Berbera Ee Somaliland
- May 22, 2018
Waxaa Laga soo Darinaayay In Shidaal La'aan ba'ani Kajirto Ethiopia Hadaba waxaa soo baxaysa ...
Daawo DEG DEG Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Ammaan kala Dul dhacay Amina Muse & Naimo Qorane
- May 22, 2018
Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Xabsi Guri ku Ah Magaalada Muqdisho ayaa Ammaan kala ...
Dalkii 3aad oo Safaaradiisa Ka Furtay Magaalada Al-Qudus.
- May 22, 2018
Dalka Paraguay ayaa shalay safaarad ka furtay magaalada Qudus, wuxuuna noqday dalkii saddexaad ee ...
Roobab Duufaan Watay oo Soomaaliya Ku Dhuftay & Khasaare Ka Dhashay.
- May 22, 2018
In ka badan 20 qof ayaa la rumaysan yahay inay ku geeriyootay halka kumannaan ...
Musuq-Maasuq Hadheeyay Masuuliinta Soomaaliyeed.
- May 22, 2018
Iyadoo lagu wado in 28ka bishan May magaalada Geneva ee dalka Switzerland uu ka ...
Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
DEG DEG Daawo Madaxweyne Erdogen oo Shirqool dil ka Bad Baadey
- May 21, 2018
Waxaa horay Loogu Guul Daraystay Iskuday Afgambi Kadhan ahaa Madaxwayne Ordogan Hadana waxaa soo ...
Daawo Risal Wasaaraha Ethiopia Oo Soo Daayey 1,000 Maxaabiis Ethiopian Ah Oo Ku Xirnaa Saudi Arabia
- May 21, 2018
Dhaq Dhaqaaq yada Cusub ee uu layimid Risal Wasaaraha Ethiopia Waxaa Kamida Soodaynta 1,000 ...
Daawo Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka
- May 21, 2018
Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka