Shirkii Gudiga Fulinta Ee JWXO oo Maanta ka Furmay Stockholm Sweden(Sawiro).

Gudiga Fulinta ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa shir muhiim ah uu maanta uga furmay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm.

Shirkan maanta Stockholm uga furmay Gudiga Fulinta ee JWXO oo dhawr bari socon doona haduu ilaahay yiraahdo ayaa lagu qiimaynayaa xaladaha kala duwan ee halganka xaq u dirirka shacabka Somalida Ogadenya & isbadalada lafilayo inay ka dhacaan geeska afrika.

Waxaa kulankan lagu falanqeyn doona arrimo badan oo kusaabsan halgankan Ogadenya. Qodobada maanta lagu soo bandhigayo kulankan ayaa waxaa kamid ah qorsheyaal dhaxalgal ah oo kusaabsan sidii loo dardar galin lahaa hawlaha halganka isla markaana looga hortagi lahaa qorsheyaasha guracan iyo tabaha kala duwan ee Gumaysiga Itoobiya ku doonayo in lagaga hortago horumarka halganka Ogadenya uu gaadhay waxaa sido kale lagu soo qaadan doona sida shacabka ogadenia lagu bararujin laha muhiimada ay ledahay sidii loga faiidaysan laha is badalada kor lagu xusay & marxaladan kala guurka ee bur burka gumaysiga.

ONA/Hegan.


Swedan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo Xubinta Kalamaan oo aad umaadaysan 22/9/2018
- Sep 23, 2018
Waa Xog waran maadaysan oo wakhtiga la jaan qaadayee Daawasho wacan.
Ururka O Y S U oo magaalada Dhagaxbuur Wacdaro Kadhigay
- Sep 23, 2018
Waxaa magaalada dhagaxbuur ee xarunta gobolka Jarar lagu qabtay shir si wayn loosoo agaa ...
Daawo Dr Abdirahman Doolaal oo kahadlay Khilaafka O N L F iyo Isaga
- Sep 23, 2018
Dr Doolaal ayaa si faah faah san uga hadlay Farqiga udhaxeeya onlf iyo urarada ...
Daawo:Canaasiir China Group labaxday oo magalada Jigjiga kadilaacday.
- Sep 23, 2018
Bulshada kudhaqan magalada Jigjiga ayaa cabasho xoogan kamuujiyay Kooxo dhalinyaro Abaabulan ah oo magacyo ...
Tv-ga SRTV wuxuu u muuqda inay Heegadii Cabdi iley wali Gacanta kuhayso.
- Sep 23, 2018
Madaxweyne mustafa omar waxan ku qiimeyn doonaa 90-ka Maalmood ee ugu Horaysa inta uu ...
Daawo:Shirwaynihii Ururka OYSU uu magalada Dhagaxbuur kuqabtay.
- Sep 23, 2018
Masuuliyiinta iyo Hawl wadeenka Ururka midowga dhalinta iyo Ardayda Ogadenia ee kusugan Gobolka Jarar ...
Daawo:Taliyaha cusub ee Jeel Ogaadeen oo Afka Furtay.
- Sep 23, 2018
Taliyaha cusub ee Jeel Ogadeen oo Maxamuud Carab oo maalmo kahor xilka lawareegay ayaa ...
Police-ka Addis ababa oo Kumanaan dhalinyaro Axmara ah xabsiga dhigay.
- Sep 23, 2018
Magaalada Addis ababa waxaa kabilawday Hawlgal balaadhan oo Guryaha loogu daadanayo dhalinyarada kasoo Jeeda ...
Daawo:Xog-hayaha Guud ee OYSU oo kawarbixinaya waxa u Qabsoomay.
- Sep 23, 2018
Waxaa wadanka Ogadenia mudo bil iyo siyaada ah kusugan wafdi uu Hogaaminayo xog-hayaha Guud ...
Dareenka Hadheeyay boqashadii madaxwyne Mustaf ee xidhitaanka Jeel Ogaadeen.
- Sep 23, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafe oo ay weheliyaan maxaabiis Hore oo maanta ...