Daawo: Goob Kubada Cagta Lagu Ciyaaro oo Mudaaharaad isu Badashay Magaalada Adiss Ababa.

Waxaa ka dhacay magaalada Addis Ababa Mudaaharaad lagaga soo hor jeedo gumaysiga Itoobiya kaas oo ka bilawday goob lagu ciyaaro kubada cagta ayadoo hal mar garoonku isu badalay mid qalalaaso iyo mudaaharaad ah.

Gumaysiga Itoobiya ayaa wuxuu mudooyinkii ugu danbaysayba la daalaa dhacayay mudaharaadyo iyo kacdoono lagaga soo horjeedo kaasoo lagu diidan yahay xukunka kooxda TPLF ee ku dhisan dilka iyo xasuuqa aan kala sooca lahayn.

Hadaba waxaad hoos ka daawataan garoonkii ciyaarta ee isu badalay mudaaharaadka iyo qalalaasaha.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Ing Faysal Cali Waraabe Oo Lakulmay Wafti kasocda MIdawga Yurub
- Jan 19, 2018
Ing Faysal Cali Waraabe Oo Lakulmay Wafti kasocda MIdawga Yurub
Daawo barnaamij loogu magacdaray mideeye Iyo dhalinyarada Caabud waaq
- Jan 19, 2018
Daawo barnaamij loogu magacdaray mideeye Iyo dhalinyarada Caabud waaq
Daawo Nimcaan Hilaac oo hees ka qaaday Dagaalka Somaliland iyo Puntland
- Jan 19, 2018
Daawo Nimcaan Hilaac oo hees ka qaaday Dagaalka Somaliland iyo Puntland
Daawo maanso Wadani ah oo aad qiiro badan iyo Gabar yar
- Jan 19, 2018
Daawo maanso Wadani ah oo aad qiiro badan iyo Gabar yar
Xog Cusub :TPLF oo Sheegtay In Sirtoodii Lajabsaday.
- Jan 19, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya ...
Taliska Wayaanaha oo Qaaday Talaabo Dadka Siyaasada Kafaalooda Kayaabisay.
- Jan 19, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya arin dadka siyaasada falanqeeya ay ...
Daawo Qosolkii Ugu Badnaa Boqor Khaakh iyo Heestii Bar bar
- Jan 19, 2018
Daawo Qosolkii Ugu Badnaa Boqor Khaakh iyo Heestii Bar bar
New Zealand: Ra’isulwasaaraha Dalkaasi oo sheegtay in ay uur leedahay
- Jan 19, 2018
Ra'isulwasaaraha dalka New Zealand Jacinda Ardern iyo seygeeda Clarke Gayford ayaa sheegay in ay ...
Wadahadalka Onlf iyo Ethiopia Dexmarahaya
- Jan 18, 2018
Si guud arrin wanaagsan baan u arkaa inay dadku aragtidooda ka dhiibtaan wada-xaajoodka ...
Maqaal: wadahadalku waa isfahanka labada dhinac ee is haya.
- Jan 18, 2018
Halganka Ogadenia waxaa lagu waayay hanado, halyeeyo, geesiyaal, birmagaydo caan ahaa, hanti iyo dhaqaale ...