Hambalyo Mudane Siyaad Abdulahi Sagal iyo Marwo Yaasmiin Mohamed Ali.

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO.

Waxaan Hambal Meher u diraynaa Mudane Siyaad Cabdulaahi Sagal Qalinle Najiib iyo Marwadiisa Yaasmiin Mohamed Ali oo Saaka Meherkoodu ka dhacay Dalka Australia.

Waxaan ilaahay u baryaynaa inuu isu barakeeyo ubad khayr qabana kala siiyo waxaana ugu ducayn haynaa ducadii Nabiga SCW “Baarakalaahu Laka wabaaraka Calaynka Wajamaca Baynakumaa Fii Khayr”.

-Siyaadoow warkaa waan u bogay saaka ii yimide
-Waa sidaan anigu rabay inaad dhab u sameysaaye
-Saldhiggii haddaad yeelatiyo guri samaan buuxdo

-Sacabkaanu tumiyoo haddeer saxantay guushiiye
-Ducadaanu soowada dirroo waa sad khayr qaba’e
-Saalixiin ilaahay yaqaan una sujuudaaya

-Rabbi baw siyaadshoo wanaag kamaba suulaane
-Saatirkaydin barakee nimcana saadambay imane
-Sideedana farxadi maalin bay kula sinaataaye

-Samirkii midhuu dhalay ayaad sacab ku haysaaye
-Seexashadu hadday fiicantahoo saamalayl hadhiye
-Salaan naga gudoomiyo tahniyad gacal sokeeyaada.

Tixda Gabayga Ah Waxaa Tiriyay Abwaan Bashiir Hirmooge.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Sheeka dhexmartay N/ Hure Sulub Cabdi Axmad iyo Samoora Yuunus taliyihi guude ciidanka Itoobiya
- Jul 20, 2018
Sheeka dhexmartay N/ Hure Sulub Cabdi Axmad iyo Samoora Yuunus taliyihi guude ciidanka Itoobiya. Sheekadan ...
Daawo Alle ha U Naxariisto Ruugcadaagii Saxaafadda Yonis Ali Noor oo Geeriyooday
- Jul 20, 2018
Alle ha U Naxariistee Waxaa Ruugcadaagii Saxaafadda Yonis Ali Noor oo Geeriyooday.
Daawo:Wararkii ug dabeeyey Dagaalka Oromada iyo Soomaalida ee ka socda Xadka.
- Jul 20, 2018
Daawo:Wararkii ug dabeeyey Dagaalka Oromada iyo Soomaalida ee ka socda Xadka.
Daawo:Soomaaliya oo Markii ugu horaysay xubi ka noqotay Suuq waynaha Africa ee COMESA.
- Jul 20, 2018
Daawo:Soomaaliya oo Markii ugu horaysay xubi ka noqotay Suuq waynaha Africa ee COMESA.
Daawo:Qalbi Dhagax oo Baaq u jeediyay Dhamaan Shacab waynaha Ogaadeeniya iyo Halgamayaasha Xorimada ku howlan.
- Jul 20, 2018
Daawo:Qalbi Dhagax oo Baaq u jeediyay Dhamaan Shacab waynaha Ogaadeeniya iyo Halgamayaasha Xorimada ku ...
Deg Deg Baadhitaano Laga Sameeyay Xaafado Kamida Addiss Ababa & Hub Lagu Soo Qabtay.
- Jul 20, 2018
Magaalada Adiss Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa waxaa ka bilawday baadhitaano kadis ah ...
Daawo Wadamada Sigaarku Ugu Khatarta Badan.
- Jul 20, 2018
Daawo Warbixin Kusaabsan Wadamada Ugu Sigaar Cabida Badan Iyo Kuwa ugu Sigaar Cabida Badan
Daawo Wararkii Ugu Dambeeyay ee Dagaalka Oromada Iyo Soomaalida
- Jul 20, 2018
Waxaa Wali Qasan Xaalada Amaan Ee Kajirta Xaduudaha Ay Wadaagaan Soomaalida Iyo Oromada HadaHalkan ...
Deg Deg Itoobiya oo 20 Sano Kadib Safiir u Magacawday Eritrea.
- Jul 20, 2018
Itoobiya ayaa safiir u magacawday markii ugu horaysay mudo ka badan 20 sano kadib ...
Deg Deg Daawo Qalbidhagax Muxuu Usheegay Ururka ONLF Ee Uu ka Tirsanaa
- Jul 20, 2018
Abdikarim Sheekh Muuse Qalbidhagar Ayaa Kudbad Dheer Kajeediyay Shirkii Jaaliyada O N L F ...