Diyaarad ay Leeyihiin Milateriga Turkiga oo Lagu Soo Riday Suuriya.

Diyaarad kuwa qumaatiga u kaca ah oo ay leedahay dowladda Turkiga ayaa lagu soo riday Gobolka Afrin ee dalka Suuriya. Dowladda Turkiga ayaa in muddo ah halkaasi ka waday howlgal ka dhan ah dagaalyahanada Kurdiyiinta.

Ugu yaraan labo qof oo saarnaa diyaarada ayaa dhimatay, waxaana ilaa iyo hada aan kala cadeyn in diyaaradaasi lasoo riday ay tahay mid xamuul ah iyo in ay tahay kuwa wax duqeeya. Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Tayyip Erdogan oo ka hadlay diyaaradan lasoo riday ayaa sheegay in kuwii ka dambeeyay la ciqaabi doono.

Ciidanka lugta ee Turkiga ayaa bilooyin kahor u gudbay waqooyiga Suuriya, halkaa oo ay ka bilaabeen howgal Turkigu uu kaga sifeynayo dagaallamayaasha kuridiyiinta oo ay dowladdu ku tilmaamtay argagixiso.

Dagaalyahanada YPG ayaa qeyb ka ah is bahaysi uu Maraykanku taageero oo ay ku jiraan tiro dagaallamayaal ah oo ka socda miliishiayada carbeed ee SDF. Dadka qaar na waxaa ay hawgalka Turkigu u ka wado waqooyiga Suuriya ay u arkaan arkaan mid sii murjinaya xaalada cakiran ee dalka Suuriya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo Qoomiyada Tigreyga oo Shaaciyay Inay go’ayaan
- Aug 16, 2018
Waxaa Kasii Daraysa Xaaalada Ethiopia Kadib Markii Tigregu sheegeen Inay ka Go'een Itoobiya Warkaas ...
Daawo Qosolka Aduunka Wariye Cawke Su’aalihii ugu Qosolka Badnaa
- Aug 16, 2018
Qosolka Aduunka Wariye Cawke Su'aalihii ugu Qosolka Badnaa  
Daawo Qoomiyada Tigreyga oo Shaaciyay Inay go’ayaan
- Aug 16, 2018
Taniyo Booqashadii Muranka dhalisay ee Madaxwaynaha Soomaaliya Kubooqday Eritrea Waxaa Markii ugu horaysay Maanta ...
Daawo:Axmed Madoobe oo digniin adag u diray Farmaajo iyo khayre uguna bqay in ay ka wantoobaa
- Aug 16, 2018
Daawo:Axmed Madoobe oo digniin adag u diray farmaajo iyo khayre uguna bqay in ay ...
Ciidamada Loo yaqaano Liyuu Hail Ee Oromia oo dhacay Geel
- Aug 16, 2018
Ciidamada Oromada Usoo diyaar Garoobay Wax yeelaynta Shacabka Soomaaliyeeda Ogaadeeniya ayaa Geel ka dhacay ...
Xubno Kale oo kamida Maamulkii Abdi ilay oo ADIS ABABA Looga Yeeray.
- Aug 16, 2018
Wararka ka imanaya Dowlad Deegaanka ayaa sheegaya in magaalada Addis Ababa looga yeeray ...
Fahad Yaasiin oo loo magacaabay Agaasime kuxigeenka NISA iyo isbadal lagu Sameeyay amniga Msaxtooyada
- Aug 16, 2018
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa is bedel ballaaran loogu sameeyay Hey’adaha ...
Daawo Madaxweynaha Jubbaland OO Si kulul ula hadlay Dowlada Fadaralka ah
- Aug 16, 2018
Kadib Markii Maalin uun Kahor Laga Celiyay Garoonka diyaaradaha ee kismaayo Laba Msuul OO ...
Shaqa Joojin Usameeyay Garoonka Diyaaradaha Ee Addis Ababa,+ Sababta.
- Aug 16, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya ayaa sheegaya in uu ...
Daawo Taariikda Ururka O N L F iyo Sanad Guuradii 34aad
- Aug 15, 2018
Waxay Maanta oo Kale 15 August sanad kasta ku beegantahay Sanad Guurada Jabhada Wadaniga ...