ONLF iyo Ethiopia Wadahadalka Rasmiga ah ee dhexmari doona waa wali maanta waxay xaajadu ku Ekayd Isbarasho iyo Sawiro Gudiga dhexdhexaadintu kacodsadeen labada dhinac oo lawada galay.

ONLF iyo Ethiopia Wadahadalka Rasmiga ah ee dhexmari doona waa wali maanta waxay xaajadu ku Ekayd Isbarasho iyo Sawiro Gudiga dhexdhexaadintu kacodsadeen labada dhinac oo lawada galay.

Waxaana sida Hordhaca ah maanta isu Arkay;

1- Hogaanka Arimaha Dibada ONLF, Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi (Maadey)

2- Xoghayaha Golaha dhexe ee ONLF, Prof. Maxamed Cabdi Yaasiin (Diirane)

3- Hogaanka Dhaqaalaha ONLF, Drs. Cibaado Xirsi Mahad (Xoriyo)

4- Gudoomiyihii hore Xarunta dhexe ee ONLF, Halgame Sulub Cabdi Axmed

Dhanka Gumaysiga Itoobiya waxaa kasocday Sadex Nin oo Tigree ah & Cabdi Maanlaawe.

Bulshada Soomaalida Ogadenya waxaan usheegayaa in Maanta ay Axad ahayd islamarkaana aysan Dalka Kenya Shaqaba kajirin Wadahadalkiina uusan wali Bilaabanin.

Halgame/Halganto waxaad xusuusnaataa in Xoriyada Ogadenia Muqadas tahay, islamaraakana Afti wax kayar Cid qaadan kartaa aysan jirin.

Halgan Meel Qabow male, Masiirka Ummadeena irbad Duleelkeed baan umaraynaa waxaan uqaadanaynaa Go’aamo badan oo Dacarta ka khadhaadh, Hasayeeshee waxaa waajib ah in wax waliba kuqotamo Mabaadi’da Ururka udagsan.

Wadahadalku waa Qaybta ugu Adag dagaalka aan Cadowgeena kula jiree, Daganaan & feejignaan iyo Cadiifad la’aan hala muujiyo, (Kani Adaygu waa Qayb Halganka kamida waxaa sidaas yidhi; AHN Sheikh Ibrahim Abdala M.Maax) Midnimaduna waa lagama maarmaan, Wax kayar Aayakatashiga Shacbiga Ogadenyana waxaan leenahay Maya, لا, NO…..

Midnimo, Mintid, Iskutashi, Guul
Allaahu-Akbar, Allaahu-Akbar, Allaahu-Akbar.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Shir Heersare Ah oo lagu soo Dhaweeyay Waftigii Wadahadalka ONLF oo hada Nairobi ka furmay.
- Feb 17, 2018
Sidii aan lawada soconayba waxaa  maalmihii lasoo dhaafay uu dalka Kenya gaar ahaan Magaalada ...
Qiso Murugo Leh xasuus tii Gaamurtay iyo xadgudubkii askarta Tigrayga Magaalada FiiQ Gobolka Nogob By Anas Xaad.
- Feb 17, 2018
xasuus tii Gaamurtay iyo xadgudubkii askarta Tigrayga Magaalada FiiQ Gobolka Nogob By Anas Xaad. Goobtu ...
Deg Deg Govenor Ali Bunoow oo ka Hadlay Hawadahadalkii ONLF & Ethiopia meesha ay ku dambeeyeen
- Feb 17, 2018
Deg Deg Govenor Ali Bunoow oo ka Hadlay Hawadahadalkii ONLF & Ethiopia meesha ay ...
Daawo Siyaasiyiinta Besha Hawiye Oo Ku Dhaartay Mooshinka Kheyre
- Feb 17, 2018
Daawo Siyaasiyiinta Besha Hawiye Oo Ku Dhaartay Mooshinka Kheyre
Daawo Waa hubaal Inay Ku An ficiyee Abwaan dhoodaan oo ka hadlay tan maanta taagan
- Feb 17, 2018
Daawo Waa hubaal Inay Ku An ficiyee Abwaan dhoodaan oo ka hadlay tan maanta ...
Turkiga & Maraykanka oo Kawada Hadlaya Xaalada Waqooyiga Suuriya.
- Feb 17, 2018
Turkiga iyo Maraykanka oo goradda isugu jiray Waqooyiga dalka Suuriya ayaa waxay isku raaceen ...
Deg Deg Afar Macalin oo Lagu dilay Magaalada Wajeer.
- Feb 17, 2018
Sida ay tibaaxayaan wararka ka imanaya Kenya 3 macllin ayaa lagu dilay Gobolka Waqooyi ...
Tony Bleir oo Baajiyay Safarkiisii Addis Ababa Sababta?
- Feb 17, 2018
Raysal-wasaarihii hore ee wadanka Ingiriiska Tony Bleir ayaa lasheegayaa in uu gabi ahaanba joojiyay ...
Wargayska US News oo Maqaal Dheer Kaqoray Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
Wargayska caanka ah ee lagu magacaabo US News oo maqaal dheer kaqoray xaalada Itoobiya ...
Daawo Yaab Dabcasar Cabudwaq Kusoo Bandhigay Gabadho 8 Jiro Qudbo siro Lagu qabo
- Feb 16, 2018
Daawo Yaab Dabcasar Cabudwaq Kusoo Bandhigay Gabadho 8 Jiro Qudbo siro Lagu qabo