Deg Deg: War Hadda kasoo Baxay Wadahadalkii ONLF iyo Ethiopia Oo Kii hore Waxka Badalay

Sida uu nasoo gaarsiiyey wariyaha Ogaden24 ee magaalada Nairobi waxaa wax iska badaleen wararkii hore ee aan shaacinay ee ahaa in uu burburay wadahadaladii u dhexeeyey ONLF iyo Ethiopia.

Dadaalo dheeraad ah oo ay muujiyeen gudigii dhexdhexaadinta labada garab ayaa ugu dambayntii waxay ku guulaysteen in bid la isug soo laabto iyadoo labadii garabna ay hadda kuwada sugan yihiin halkii ay kuwada shirayeen

Arinta ugu muhiimsan ee lagu kala booday ayaa ah cidda saxiisaysa wixii lagu heshiiyey iyadoo hadda lasheegayo in uu jiro dadaalo xoogan oo ay wadaan beesha caalamka iyo dowlada kenya oo ahayd tii fidisay gogosha wadahadalka.

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in saraakiisha ciidanka ee dhanka Ethiopia umatalayey wadahalka ay beesha caalamku si wayn u caanatay iyadoo usheegtay in hadii ay rabaan in xal laga gaaro khilaafka ay muujiyaan bisayl siyaasadeed.

Hoos Ka Daawo

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Xubnaha OYSU IFO oo maanta shirkoodii billaha ahaa isugu yimid
- May 20, 2018
Ururka midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadenia ee OYSU laantiisa kahawl gasha Faraca M.Xorriyo ee ...
Waraaqo Bahir-Dar Lagu Daadiyay & Xaalada oo Kacsan.
- May 20, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay ...
Deg Deg Abiye Axmad oo Kala Diray Gudiyo Sharci Darro Ahaa.
- May 20, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ...
Daawo Wararkii Ugu Dambeeyey Dhacdooyinka Todobaadka Dagaalka Tukaraq
- May 20, 2018
Waxaa Wali Lagu Kala Fogyahay Xaalada Colaadeed ee Soomaaliland Iyo Puntland Hadaba Daawo Wararkii ...
Daawo Muuqaal Qosol badan Bidaarta maxaa sababa
- May 20, 2018
Bal Nala Qosol Oo Daawo Muqaal Maad ah maxaa sababa Bidaarta
Daawo Cali Khaliif Galaydh Somaliland Anigaa Iska leh Cidna Marti ugama ihi 18 May
- May 20, 2018
Hogaamiyihii Horee Khaatumo  Cali Khaliif Galaydh ''Somaliland Anigaa Iska leh Cidna Marti ugama ihi'' Wuxuu ...
Al-Markaz Tabsira Waa madarisa Qu’aanka Kariimka ah Lagu Barto
- May 19, 2018
Al-Markaz Tabsira Waa madarisa Qu'aanka Kariimka ah Lagu Barto
Xiisad Kataagan Gobolka Binshangul & Hogaankii Nabadgaliyada oo Ladilay.
- May 19, 2018
Sida warar kaanagii hore aan kusoo tabinay waxaa Gobolka Binshangul ee dhaca koonfurta Itoobiya ...
Dagaal Dhimasho & Dhaawac Keenay oo Dhexmaray Axmaarada Iyo Tigreega.
- May 19, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee woqooyiga Gobolka Axmaarada ee wadanka Itoobiya ayaa ...
Jaaliyada Ogaadeniya ee Yamen oo Kulankoodii Caadiga Ahaa isugu Yimid.
- May 19, 2018
Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimaaday jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka yamen waxaana lagu qabtay ...