Militariga Masar oo Weerar Ku Qaaday Kooxaha Ku Sugan Sinaay.

Dowlada Masar oo Jimcihii lasoo dhaafay bilowday duulaan cir, dhul iyo bad ah oo ay ku qaaday waqooyiga Gobalka Sinay si ay halkaasi uga saarto kooxaha hubeysan ee Gobalkaasi xarumaha ka sameystay.

Shalay oo Isniin ahayd ayay dowlada Masar shaacisay in hawlgaladii maalmahan ay ku dileen in ka badan 16 maleeshiyaad ah, isla markaana nolol ku qabteen 100 kale, sida lagu sheegay xogta uu shaaciyey Taliska Militariga. Diyaaradaha dagaalka ee Masar ayaa la sheegay inay duqeyn la beegsadeen qaar kamid ah saldhiyada maleeshiyaadka iyo qaar kamid ah xarumahooda kaydka hubka & Isgaarsiinta.

Hawlgalkan militari oo ay ciidamada Masar bilaabeen ayaa ah kii ugu balaadhnaa oo ay in muddo ah ka fuliyaan gobalka Sinaay, walow ay ciidamada marar badan sidan isugu dayeen inay kooxda Daacish ka saaraan gobalkaasi balse lagu guuleysan waayey. Bishii November ee sanadkii tagay ayey kooxda Daacish geysatay weerarkii ugu balaadhnaa oo lagu qaaday masaajid gobalkaasi ku yaal oo lagu dilay in ka badan 230 qof oo salaad jimce halkaasi ku tukanayey.

Kooxda Daacish iyo ururada xagjirka ah ee gobalkaasi ku sugan ayaa si weyn u adeegsada kala qeybinta qabaa’ilka gobalkaasi ku dhaqan oo la sheegayo inay kala taageeraan dowlada halka kuwa mucaaridka ah lagu eedeeyo inay gacan siiyaan maleeshiyaadkaasi hubeysan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo dabaal dagii iyo soo dhawayntii OYSU ee Jigjiga
- Aug 17, 2018
Daawo Muuqaal Muujinaya Qaabkii Ururka O Y S U Loogusoo dhaweeyay Jigjiga Iyo Dabaaldaga.
Khadar dheere- Madaxa xarunta dhexe XDSHS Maxamed rashiid isaaq- afhayeenki baarlamaanka
- Aug 17, 2018
Khadar dheere- Madaxa xarunta dhexe XDSHS Maxamed rashiid isaaq- afhayeenki baarlamaank DDS Cabdi jamaal- wasiirki cadaalada Ibraahim ...
Maraykanka oo sheegay inuu Turkiga ku soo rogayo cunaqabatayn dheeraad ah
- Aug 17, 2018
Dowlada Maraykanka ayaa wacad ku martay inay wadanka Turkiga ku soo rogayso cunaqabatayn dheeraad ...
Shir Mucaaradka Itoobiya Ay Addis Ababa Kulahaayeen oo Burburay.
- Aug 17, 2018
Waxaa magaalada Addis Ababa lagu qabtay shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen in ...
Daawo:Wararkii ugu danbeeyay Maglada Jigjiga iyo Wafdigii OYSU oo wali halkasi
- Aug 17, 2018
Daawo:Wararkii ugu danbeeyay Maglada Jigjiga iyo Wafdigii OYSU oo wali halkasi  
Daawo Maamulka O Y S U oo jigjiga Kaqudbaynaya
- Aug 17, 2018
Waxaa Magaalada Jigjiga Gaaray Xubno Kasocda Ururka Dhalinyada Oysu Kuwaasi Oo Shaqooyin Midaynta Iyo ...
Daawo Xaaji Ali Shoocaac oo Markii Ugu Horaysay Shacabka Lahadlay Tagitaankii Abdi Ilay kadib
- Aug 17, 2018
Waxaa Markii Ugu Horaysay Shacabka Lahadlay Xaaji Ali Shoocaac Oo Shacabka Lahadlay Uguna baaqay ...
Xuska Sanadguurada 34 ee JWXO oo Dhagaxlay Lagu Qabtay.
- Aug 17, 2018
Maanta oo Khamiis ah taariikhduna ay kubeegantahay 16/8/18 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay laga xusay ...
Daawo Qoomiyada Tigreyga oo Shaaciyay Inay go’ayaan
- Aug 16, 2018
Waxaa Kasii Daraysa Xaaalada Ethiopia Kadib Markii Tigregu sheegeen Inay ka Go'een Itoobiya Warkaas ...
Daawo Qosolka Aduunka Wariye Cawke Su’aalihii ugu Qosolka Badnaa
- Aug 16, 2018
Qosolka Aduunka Wariye Cawke Su'aalihii ugu Qosolka Badnaa