Ururka CPJ oo Cambaareeyay Taliska Wayaanaha.

Ururka Committee to Protecect Lournalists (CPJ) ayaa soosaaray qoraal dheer oo uu kaga hadlayo xaalada murugsan ee wadanka Itoobiya iyo dhaqanka beenta kusalaysan ee wayaanaha.

Ururka CPJ oo sifiican uga hadlay xaalada gumaysiga Itoobiya ayaa sheegay in ay aad uga walaacsan yihiin xaalada dadka faraha badan ee kuxidhan xabsiyada wadanka Itoobiya, gaar ahaan wariye yaasha kubahdilan xabsiyada Itoobiya.

Committee To Protecect Journalists ayaa sheegay ay markii hore soo dhaweeyeen hadalkii taliska wayaanaha ee ahaain lasiidayn doono hase yeeshee waxaan aad uga xunahay ayay dhaheen sida ay ula dhaqmeen dadka faraha badan ee uu kamidyaha Iskindir Naga oo ahaa nin wariye ah oo caan ah.

Wariye yaasha iyo dadka kale ee xadhan ayay CPJ sheegtay in lagu xidhay shuruud ah in ay sixiixaan waraaq lagu duudsiyayo xaqooda oo ah in ay qirtaan dambiyadii lagu soo oogay, waxaana waraaqdaas diiday ayay dhaheen dad badan oo uu kijiro Wariye Iskinder Naga.

Ururka CPJ ayaa sheegay in xukuumada wayaanuhu aysan rabin in xal laga gaadho arimaha murugsan ee wadanka Itoobiya, waxayna intaas kudareen in loobaahan yahay in lala xisaabtamo taliska wayaanaha.

Dhinaca kale xukuumada wayaanaha ayaa sheegtay in ay siidayn doonto dad badan oo buuxiyay shuruudihii ay kuxidheen, waxayna sheegeen in ay todobaadada soosocda siidayn doonaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Xubnaha OYSU IFO oo maanta shirkoodii billaha ahaa isugu yimid
- May 20, 2018
Ururka midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadenia ee OYSU laantiisa kahawl gasha Faraca M.Xorriyo ee ...
Waraaqo Bahir-Dar Lagu Daadiyay & Xaalada oo Kacsan.
- May 20, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay ...
Deg Deg Abiye Axmad oo Kala Diray Gudiyo Sharci Darro Ahaa.
- May 20, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ...
Daawo Wararkii Ugu Dambeeyey Dhacdooyinka Todobaadka Dagaalka Tukaraq
- May 20, 2018
Waxaa Wali Lagu Kala Fogyahay Xaalada Colaadeed ee Soomaaliland Iyo Puntland Hadaba Daawo Wararkii ...
Daawo Muuqaal Qosol badan Bidaarta maxaa sababa
- May 20, 2018
Bal Nala Qosol Oo Daawo Muqaal Maad ah maxaa sababa Bidaarta
Daawo Cali Khaliif Galaydh Somaliland Anigaa Iska leh Cidna Marti ugama ihi 18 May
- May 20, 2018
Hogaamiyihii Horee Khaatumo  Cali Khaliif Galaydh ''Somaliland Anigaa Iska leh Cidna Marti ugama ihi'' Wuxuu ...
Al-Markaz Tabsira Waa madarisa Qu’aanka Kariimka ah Lagu Barto
- May 19, 2018
Al-Markaz Tabsira Waa madarisa Qu'aanka Kariimka ah Lagu Barto
Xiisad Kataagan Gobolka Binshangul & Hogaankii Nabadgaliyada oo Ladilay.
- May 19, 2018
Sida warar kaanagii hore aan kusoo tabinay waxaa Gobolka Binshangul ee dhaca koonfurta Itoobiya ...
Dagaal Dhimasho & Dhaawac Keenay oo Dhexmaray Axmaarada Iyo Tigreega.
- May 19, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee woqooyiga Gobolka Axmaarada ee wadanka Itoobiya ayaa ...
Jaaliyada Ogaadeniya ee Yamen oo Kulankoodii Caadiga Ahaa isugu Yimid.
- May 19, 2018
Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimaaday jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka yamen waxaana lagu qabtay ...