Taliska Wayaanaha oo Kudhaqaaqay Arin Jiritaankiisa Khatar Ku Ah.

Sida xogta aan kuhelayno amar kasoo baxay taliska guud ee wayaanaha ayaa sheegaya in ladumin doono 250 kun oo guri oo kuyaala magaalada Addis Ababa iyo deegaanka kuxeeran, kuwaas oo sida talisku uu sheegay lagu dhisay sharci daro.

Dhinaca kale dadka deegaanka ee guryahooda lacalaamadiyay ayaa wacad kumaray in ay bilaabi doonaan kacdoono iyo dagaalo ay kudifaacayaan maalkooda iyo sharaftooda, waxayna dadwaynuhu sheegeen in talaabadan ay tahay tii ugu dambaysay taliska wayaanaha.

Talaabadan ayaa larumaysan yahay mid khatar ku ah jiritaanka xukunka TPLF, waxaana loo arkaa in talaabadan ay dan utahay dadka shacabka ah ee kacdoon wadayaasha ah oo heli doona qiil ay kuweeraraan taliska wayaanaha.

Sida aan lawada socono kacdoonada shacabka ee mudada dheer socda ayaa kabilowday dhul lasheegay in mashaariic magaalada Addis Ababa lagu balaadhinayo laga samayn doono arinkaas oo dadka shacabka ah ee magaalada sheegta ay aad uga soo horjeedsadeen.

12000 oo qof oo shacab ah ayaa horaan ugu guryo beelay deegaankaas kadib markii si mas’uuliyad daro ah ay xukuumada wayaanuhu uburburisay guryahoodii, kuwaas oo sharci daro lagu sheegay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
Daawo Ethiopia Oo Loo Raray Kaydkii Shidaalka Haamaha Berbera Ee Somaliland
- May 22, 2018
Waxaa Laga soo Darinaayay In Shidaal La'aan ba'ani Kajirto Ethiopia Hadaba waxaa soo baxaysa ...
Daawo DEG DEG Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Ammaan kala Dul dhacay Amina Muse & Naimo Qorane
- May 22, 2018
Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Xabsi Guri ku Ah Magaalada Muqdisho ayaa Ammaan kala ...
Dalkii 3aad oo Safaaradiisa Ka Furtay Magaalada Al-Qudus.
- May 22, 2018
Dalka Paraguay ayaa shalay safaarad ka furtay magaalada Qudus, wuxuuna noqday dalkii saddexaad ee ...
Roobab Duufaan Watay oo Soomaaliya Ku Dhuftay & Khasaare Ka Dhashay.
- May 22, 2018
In ka badan 20 qof ayaa la rumaysan yahay inay ku geeriyootay halka kumannaan ...
Musuq-Maasuq Hadheeyay Masuuliinta Soomaaliyeed.
- May 22, 2018
Iyadoo lagu wado in 28ka bishan May magaalada Geneva ee dalka Switzerland uu ka ...
Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
DEG DEG Daawo Madaxweyne Erdogen oo Shirqool dil ka Bad Baadey
- May 21, 2018
Waxaa horay Loogu Guul Daraystay Iskuday Afgambi Kadhan ahaa Madaxwayne Ordogan Hadana waxaa soo ...
Daawo Risal Wasaaraha Ethiopia Oo Soo Daayey 1,000 Maxaabiis Ethiopian Ah Oo Ku Xirnaa Saudi Arabia
- May 21, 2018
Dhaq Dhaqaaq yada Cusub ee uu layimid Risal Wasaaraha Ethiopia Waxaa Kamida Soodaynta 1,000 ...
Daawo Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka
- May 21, 2018
Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka