Deg Deg: Dhalinta Qeerro & FANA oo Soosaaray Go’aamo Hor Leh.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in kacdoonadii wadanku ay galeen waji cusub, kaas oo sida lafilayo kasii xumaan doona kacdoonadii hore.

Sida xogta aan kuhelayno ururada dhalinyarada ee Oromada iyo Axmaarada ayaa soosaaray go’aan kadhan ah taliska wayaanaha, waxaana lafilayaa dhaqan galka go’aankan kadib in uu burburi doona dhaqaalaha taliska wayaanuhu.

Warka ayaa intaas kudaraya in ururka dhalinyarada Oromada ee QEERRO iyo ururka dhalinyarada Axmaarada ee FANA ay kudhawaaqeen in lacunaqabateeyo dhaqaalaha xukuumada gumaysiga, taas oo dhalinyaradu ay sheegeen dhalintu meesha kaliya ee talisku uu ku dhaq dhaqaaqayo.

Ururada kacdoon wadayaasha ah ee dhalinyarta hogaamiya ayaa amray in weerar dhankasta ah lagu qaado shirkadaha uu taliska wayaanuhu leeyahay gaar ahaan kuwa shidaalka keena, waxaana lafilayaa in go’aankan uu saamayn wayn kuyeelan doono dhaqaalaha xukuumada wayaanaha oo hadaba aad uliita.

Dhalinta ayaa sheegay in ciidanka gaarka ah ee Agaziga looyaqaano ay iska difaaci doonaan hadii ay isku dayaan in ay badbdiyaan kambaniyada uu taliska wayaanuhu leeyahay ee dhaqaalaha badan uu kasameeyo, waxayna dhalitu sheegeen in shacabka looga baahan yahay fulinta go’aankan.

Go’aamada isdaba jooga ah ee ka’imanaya dhinaca shacabka ayaa wal wal iyo walbahaar kuhaya taliska wayaanaha, uxuuna go’aankan noqon doonaa midkii ugu dambeeyay ee lagu karbaasho xukuumada uu wakhtigeedu gabaabsiga yahay ee wayaanaha.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Madaxweyne Waare oon Heshiis Lama Filaan ah lagalay Dowalada Fadaraalka
- Sep 19, 2018
Waxaa hadal lama filaan ahi kasoo baxay Madaxwaynaha Hirshabeelle Maxamed cabdi Waare kaasi oo ...
Daawo Wararkii ugu dambeeyay ee jigjiga Iyo Dulmi Diid oo kushiray.
- Sep 19, 2018
Wararka magaala jigjiga naga soo gaaraya waxaa kamida Dhaqdhaqaaqa Dulmi Diid oo shir jaraa'id ...
Daawo: Wadahadalkii ONLF & Ethiopia oo Bilowday Iyo Heshiis Hordhac ah.
- Sep 19, 2018
Waxaa Magaalada Asmara Kasocda wadahadallo udhaxeeya O N L F iyo Ethiopia Waxayna shaaciyeen ...
HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...