Kooxda EPRDF oo Qiratay In Ay Kufashilmeen Talada Wadanka.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in xukuumada wayaanuhu ay qiratay fashilka kuyimid iyagoo sheegay in sababo laxidhiidha khilaaf dhexdooda ah ay ufashilmeen.

Xog hayaha urur kusheega talada wadanka haya ee EPRDF Shafarow Shigute oo waraysi siiyay wargayska Addis Zeben, ayaa sheegay in dhibaatada wadanka kasocotay ay iyagu mas’uul kayihiin, isla markaana ay wadanka u horseedeen burbur iyo xasilooni la’aan.

Shafarow Shigute oo hadalkiisa siiwatay ayaa sheegay in is qabqabsi mudo soo jiitamay oo kooxda EPRDF udhaxeeyay uu sababay khalkhalka siyaasadeed ee wadanka saameeyay ee xalka loowaayay.

Shafarow Shigute ayaa sheegay in xisbiga EPRDF uu isku haysto talada wadanka, taas oo sida uu Shafarow sheegay ilaa iyo hada Raysal-wasaare lasoo magacaabi la’yahay.

Dhinaca kale waxaa wali siisocda shirkii kooxda EPRDF, kaas oo lagu wado in uu mudo siisocon doono, sidoo kale waxaa lasheegayaa in ilaa iyo hada wax natiijo ah uusan kasoo bixin kulamada xidhiidh ka ah ee kooxda udhaxeeya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
Daawo Ethiopia Oo Loo Raray Kaydkii Shidaalka Haamaha Berbera Ee Somaliland
- May 22, 2018
Waxaa Laga soo Darinaayay In Shidaal La'aan ba'ani Kajirto Ethiopia Hadaba waxaa soo baxaysa ...
Daawo DEG DEG Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Ammaan kala Dul dhacay Amina Muse & Naimo Qorane
- May 22, 2018
Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Xabsi Guri ku Ah Magaalada Muqdisho ayaa Ammaan kala ...
Dalkii 3aad oo Safaaradiisa Ka Furtay Magaalada Al-Qudus.
- May 22, 2018
Dalka Paraguay ayaa shalay safaarad ka furtay magaalada Qudus, wuxuuna noqday dalkii saddexaad ee ...
Roobab Duufaan Watay oo Soomaaliya Ku Dhuftay & Khasaare Ka Dhashay.
- May 22, 2018
In ka badan 20 qof ayaa la rumaysan yahay inay ku geeriyootay halka kumannaan ...
Musuq-Maasuq Hadheeyay Masuuliinta Soomaaliyeed.
- May 22, 2018
Iyadoo lagu wado in 28ka bishan May magaalada Geneva ee dalka Switzerland uu ka ...
Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
DEG DEG Daawo Madaxweyne Erdogen oo Shirqool dil ka Bad Baadey
- May 21, 2018
Waxaa horay Loogu Guul Daraystay Iskuday Afgambi Kadhan ahaa Madaxwayne Ordogan Hadana waxaa soo ...
Daawo Risal Wasaaraha Ethiopia Oo Soo Daayey 1,000 Maxaabiis Ethiopian Ah Oo Ku Xirnaa Saudi Arabia
- May 21, 2018
Dhaq Dhaqaaq yada Cusub ee uu layimid Risal Wasaaraha Ethiopia Waxaa Kamida Soodaynta 1,000 ...
Daawo Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka
- May 21, 2018
Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka