Dagaal Cusus oo Ciidamad Ethiopia Lagaga Dilay 70 Askari Tiro Badan Lagaga Dhawacay

Waxaan Idiin soo gudbinaynaa Dagaal Cusus oo Ciidamad Ethiopia Lagaga Dilay 70 Askari Tiro Badan Lagaga Dhawacay Dagaalkaas oo ka Dhacay Moyale .

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Moyale ee koonfurta Oromia ayaa sheegaya dagaal culus oo dhex maray ciidanka wayaanaha iyo Jabhada Xoraynta Oromada ee OLF, dagaaladan oo dhacay galabnimadii shalay ayaalasheegayaa in ay dhaliyeen dhimasho iyo dhaawac aad ubadan.

Sida xogta aan kuhelayno ciidamada Jabhada OLF ee udagaalama xoraynta dhulka Oromada ayaa jidka ugalay kolonyo baabuur ah oo ay wateen ciidamo kuwa wayaanaha ah, halkaas oo sida lasheegayo ay huwiyeen rasaas aad uxoog badan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Deg Deg Hub Lagu Soo Waday Magaalada Addiss Ababa oo Dhexda Laga Qabtay.
- Jul 18, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addiss Ababa ayaa waxay sheegayaan in hub si sharci ...
Kabogo: Shirkii Brussels oo warmurtiyeed laga soo saaray.
- Jul 18, 2018
Waxaa magaalaa Brussels ee caasimada dalka Belgium caawa lagu soo gabagabeeyay shirkii Somali Partner ...
DEG DEG Daawo Dahir Alasow oo la Kulmay Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Madoobe
- Jul 17, 2018
Daahir Abdulle alasow Oo ah wariye Caan ka ah Gayiga Soomaalida Laguna Yaqaano Hadallo ...
Daawo:Maxaa sababay in Axmed Madoobe Banaanka uga baxo shirkii Brussels oo uu cadho u muujiyo Madaxwayne Farmaajo
- Jul 17, 2018
Daawo:Maxaa sababay in Axmed Madoobe Banaanka uga baxo shirkii Brussels oo uu cadho u ...
ONLF Press Release on the Oromo Massacre of Somali civilians in Moyale and beyond.
- Jul 17, 2018
On July 12th, more than 50 Somali civilians were indiscriminately massacred by Oromo gunmen ...
Daawo:Abdirahmaan Maadey Xoghayaha ONLF “Isbedel Buuxa waa in ay u diyaar garoobaan Dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan”.
- Jul 17, 2018
Daawo:Abdirahmaan Maadey Xoghayaha ONLF "Isbedel Buuxa waa in ay u diyaar garoobaan Dadka Soomaaliyeed ...
Daawo Warar Dheeraad ah oo kasoo Baxay Gabdho lagu laayey Ogadenia
- Jul 17, 2018
Waxaa Ogadenia Kasocada Xasuuq Baahsan Oo An loo aaba yeelaynin Caruur Iyo  Ciroole Hadaba ...
Daawo ONLF oo Bayaan Kasoo Saartay Xasuuqa Oromadu Ku Hayso Shacabka Soomaaliyeed ee Mooyale & Deegaamo Kale Ka Socda.
- Jul 17, 2018
Waxay O N L F Bayaan Kasoo Saartay Xasuuqa Oromadu Ku Hayso Shacabka Soomaaliyeed ...
Daawo Shirka Dowladda Somalia ee Brussels
- Jul 17, 2018
Waxaa Soomaaliya Iyo Dowlaha Daneeya Shir Wadatashi Uga socdaa Brussles Hadab halkan ka daawo ...
Daawo Wadahadolo Ubilaabanaya Ethiopia iyo Ururka ONLF
- Jul 17, 2018
Waxaa Soobaxaya Isbadalo Waawayn Oo kuyimid Siyaasada Ithiopia Oo Uu Horkacayo Raysalwasaaraha Cusub Ee ...