Shir ay isugu yimaadeen Gudiga Golaha Fanka & Suugaanta Soomaalida Ogaadeeniya (GFSSO) iyo H/Warfaafinta Mudane Xasan Macalin + Ku Xigeenka H/Warfaafinta Mudane Maxamed Cali

1. In Golaha Fanka & Suugaanta Soomaalida Ogaadeeniya dardar galiyo hawlaha shaqo ee horyaala, oo ay ugu horeeyaan laba riwaayadood oo ku saabsan geedi socodka halganka, isla markaana kusoo beegmay marxaladaha qalafsan ee gumaysiga itoobiya maanta ku sugan yahay.
2. Golaha Fanka & Suugaantu maadama uu yahay laan ka mid laamaha Warfaafinta, in si joogta ah la isugu yimaado Shirar kala warqaadasho iyo shaqo qaybsi ah.
3. In Golaha Fanka & Suugaantu yeesho Kooxo Faneed-yo rasmi ah oo hawlaha Faneed fuliya, meelkasta oo jaaliyad Reer Ogaadeeniya ahi ka hawl gashana ka shaqeeya.
4. Ugu dambayntii Golaha Fanka & Suugaanta Soomaalida Ogaadeeniya (GFSSO), waa laan ka mid laamaha Hogaanka Warfaafinta Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya, waxaana lagu mideeyay dhamaan Kooxihii Fanka iyo Suugaanta ee JWXO ee ka kala hawl gali jiray dunida daafaheeda. GFSSO wuxuu kaalinta buuxda ka qaadandoonaa baraarujinta iyo wacyi galinta bulsho waynta Ogaadeeniya dal iyo dibadba. Goluhu wuxuu ka Koobaan yahay, Maamul Fulineed, Abwaano, Fanaaniin, Jilayaal, iyo qaybo u tababaran Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka sida Dhaantada IWM.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
Daawo Qoomiyadihii Aan Oromada ahaynoo Is Bahaystay Lana wareegay Adis ababa
- Sep 18, 2018
Waxaa Magaalada ADIS ABABA ee xarunta Dalka ethiopia ka socda dagaal aad ukulul oo ...
Daawo Abwaan Ahmed Budul oo Dhaanto Amaan Cajiib ah utiriyay Ahmed Madoobe
- Sep 18, 2018
Dhaanteeye Ahmed Budul ismaaciil ayaa maanso dhaanto amaan ah utiriyay Maamul Goboleedka Jubbaland Daawasho ...
Nuxurka warbixinta Wargayska Bloomberg kaqoray Go’aanka Jabhada ONLF & Wada Hadalka Itobiya.
- Sep 18, 2018
Ururka mucaaradka ah ee Itobiya dagaalka kula Jiray ayaa sheegay in ay dalbanayaan afti ...
Topnews: EPRDF oo shirwayne aan caadi ahayn Laysugu Yeedhay & Abiy oo seeftu saaran tahay.
- Sep 18, 2018
Isbahaysiga EPRDF ee Talada dalka Itobiya mudada dheer kasoo ariminayay oo kaduulaya xaalada cakiran ...
Daawo:Isbitaalka wayn ee magalada Godey oo Noqday Goob Qashin Qub ah.
- Sep 18, 2018
Waa muqaal Argagax leh oo muujinaya sida uu u dayacan yahay Isbitaalka wayn ee ...