Hogaamiye Maaddeey oo si Adag uga hadlay kooxda danleey Ayaa wuxuu yidhi,

Haddii “ONLF” ay ciidan leedahay iyo haddii kalaba qof goostay in halgankaas uu burburo oo ka naxaya inuu guulaysto oo cadowga lala dagaalamyo ugu daran ha isku daalinin inaad waxaad tahay u sheegto.

Qof soo jeeda hurdo lagama toosiyo. Waxaan xaqiiqsaday in dadka qaarkii ujeedadooduba tahay in ay ururkan ceebeeyaan ooy salaan ay darajo iyo jagooyin ku doontaan ka sii dhigtaan!

Arrintan waxay ka bilaabatay Somalia, oo qofkii doonaya in uu halkaas madax ka noqdo ama jago kahelo uu hadalka ka bilaabo inuu caayo “ONLF”, ama qof Qabiilka Ogaden ah uu Itoobiya ka gatto.

Hadda waxaa ku xigay qolyo cusub oo doonaya inay Itoobiya jagooyin ka helaan ama Somalia ay ka siiso oo weerar qaawan sanadkan iyo kii la soo dhaafay ku waday “ONLF” oo siyaabo kala duduwan u weeraraya.

Marka wakhti haku lumi linina kuwan waa dad ushu meel uga go’antahay oo u arka in damacoodu uu yahay “ONLF” ceebeeya si la idiin arko.

Wax-yaabaha aan arrintan ku xaqiiqadayna waxaa ka mid ah in mar walba ay dhaleeceeyaan “ONLF” hadday dagaalamayso iyo hadday wadahadal gashaba.
“ONLF” idinkoon jirin bay jirtay idinkoon jirinna way jiri doontaa. (Muutu biqaydikum. Subxaanallaah)

Xigasho, Hogaamiye Abdi Mahdi

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo Dabadhilif Abdi Illey oo Mar kale Facebook Live Soo galay Kuna caraatamay
- Jun 22, 2018
Horjooga ha Maamul Kusheega Kililka Ayaa Aamini waayay Taageerayaashiisa Uu udiray inay Facebook Kadagaalamaan ...
Deg Deg : Koonfur Galbeed oo sheegtay in ay dishay xubno ka tirsan Al-shabaab
- Jun 22, 2018
Saraakiisha ciidamada dowladda ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay hawlgal ka dhacay deegaanka Kanaana oo ...
Kabogo: Madaxweyne Farmaajo oo Addis Ababa uga ka qeyb galay shirka IGAD
- Jun 22, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay Shirka 32-aad ee Madaxda Urur Goboleedka ...
Turkiga oo Helaya Diyaaradaha F-35 ee Maraykanka.
- Jun 22, 2018
Iyada oo ay jirto diidmada xubno kamid ah Congress-ka Mareykanka, ayaa Turkiga waxa ay ...
Baarlamaanka Itoobiya oo La Horgaynayo Sharci Cusub Oo Muhiim Ah.
- Jun 22, 2018
Sida ay wararku nagusoo gaadhayaan xeer ilaaliyaha guud ee Gumaysiga Itoobiya Birhanu Zegaye ayaa ...
Maleeshiyo Oromo Ah oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Caws Wayne.
- Jun 22, 2018
Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ayaa waxay sheegaan in maleeshiyo ...
Qormo Cajiib ah Cabdi iley & Faalisadii
- Jun 22, 2018
?. Cabdi iley ayaa Islaantii u faalin jirtay u tagay oo ku yidhi “Hooyo ...
Daawo Wareegtada Madaxweyne Trump Oo Fasaxay Dadka Kalamaqan Isu Keenidooda
- Jun 21, 2018
Waxaa kala Xayiraa Dad Badan oo ehel aha kadib markii Uu Mabnuucay Madaxwaynaha Maraykanka ...
Deg Deg Daawo Ciidamada Xasilinta Oo Muwaadin Soomaali Ah Kudhaawacay Isgooska Zoobe Ee Muqdisho
- Jun 21, 2018
Waxaa Dhawaan Amniga Magaalada Muqdisho Lagu Wareejiyay Ciidamada Xasilinta Iyaga Oo Tacadiyo kala duwan ...
Kabogo: Halkuu Dambeeyay Wadahadalkii O N L F iyo Ethiopia
- Jun 21, 2018
Daawo Xog Hoose Wadahadalkii Ugu Danbeeyey Ee ONLF Iyo Ethiopia Khaladaadkii Dhacay HALKAN KADAAWO