Eritrea oo Cabasho Ah Udirtay Qaramada Midoobay (QM).

Dowlada Eritrea ayaa lasheegayaa in ay Qaramada Midoobay (QM) u qortay waraaq ay ku codsanayso in wax laga qabto dhaqan xumida xukuumada wayaanaha iyo in lafuliyo go’aamadii hore ee lagu kala xaliyay labada wadan dirirtii dhex marta kadib.

Xukuumada Eritrea ayaa lasheegayaa in ay waraaqdeeda kaga war bixisay marxaladihii uu soomaray dagaalkii uu dhiiga badan kudaatay ee Itoobiya iyo Eritrea dhex maray iyo waliba dhex dhexaadintii lakala dhex dhigay labada wadan.

Dowlada Eritrea ayaa sheegtay in ay gabi ahaanba xukuumada wayaanuhu diiday go’aamadii ay soosaartay maxkamadii loosaaray dhulka ay labada wadan isku haystaan, go’aankaas oo wadanka Eritrea u ogolaanayay lahaanshaha dhulkii ay dirirtu kadhacday.

Dowlada Eritrea ayaa Qaramada Midoobay xasuusisay in hadii ay xukuumada Itoobiya ku adkaysato go’aankeedii khaldanaa isla markaana ay kadhaga adaygto go’aanka maxkamada ay arintaasu cawaaqib xun dhali karto, waxayna dowlada Eritrea sheegtay in wax laga qabto inta ay goori goor tahay.

Qaramada Midoobaya ayaa dhankooda lagu eedeeyay in ay kagaabiyeen waxka qabashada colaada labada wadan waa Eritrea iyo Toobiya e, waxaana Qaramada Midoobay lagu eedeeyay in ay Itoobiya u kilkila duleeliyeen.

Labada wadan ee Itoobiya iyo Eritrea ayaa laga cabsi qabaa in ay dhex marto colaad lamid ah tii 1998-99 taas oo galaafatay nolosha dad kumanaan ah oo qaarkood ay ilaa iyo hada lafahoodii daadsan yihiin dhulkii uu dagaalku kadhacay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo Qoomiyada Tigreyga oo Shaaciyay Inay go’ayaan
- Aug 16, 2018
Waxaa Kasii Daraysa Xaaalada Ethiopia Kadib Markii Tigregu sheegeen Inay ka Go'een Itoobiya Warkaas ...
Daawo Qosolka Aduunka Wariye Cawke Su’aalihii ugu Qosolka Badnaa
- Aug 16, 2018
Qosolka Aduunka Wariye Cawke Su'aalihii ugu Qosolka Badnaa  
Daawo Qoomiyada Tigreyga oo Shaaciyay Inay go’ayaan
- Aug 16, 2018
Taniyo Booqashadii Muranka dhalisay ee Madaxwaynaha Soomaaliya Kubooqday Eritrea Waxaa Markii ugu horaysay Maanta ...
Daawo:Axmed Madoobe oo digniin adag u diray Farmaajo iyo khayre uguna bqay in ay ka wantoobaa
- Aug 16, 2018
Daawo:Axmed Madoobe oo digniin adag u diray farmaajo iyo khayre uguna bqay in ay ...
Ciidamada Loo yaqaano Liyuu Hail Ee Oromia oo dhacay Geel
- Aug 16, 2018
Ciidamada Oromada Usoo diyaar Garoobay Wax yeelaynta Shacabka Soomaaliyeeda Ogaadeeniya ayaa Geel ka dhacay ...
Xubno Kale oo kamida Maamulkii Abdi ilay oo ADIS ABABA Looga Yeeray.
- Aug 16, 2018
Wararka ka imanaya Dowlad Deegaanka ayaa sheegaya in magaalada Addis Ababa looga yeeray ...
Fahad Yaasiin oo loo magacaabay Agaasime kuxigeenka NISA iyo isbadal lagu Sameeyay amniga Msaxtooyada
- Aug 16, 2018
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa is bedel ballaaran loogu sameeyay Hey’adaha ...
Daawo Madaxweynaha Jubbaland OO Si kulul ula hadlay Dowlada Fadaralka ah
- Aug 16, 2018
Kadib Markii Maalin uun Kahor Laga Celiyay Garoonka diyaaradaha ee kismaayo Laba Msuul OO ...
Shaqa Joojin Usameeyay Garoonka Diyaaradaha Ee Addis Ababa,+ Sababta.
- Aug 16, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya ayaa sheegaya in uu ...
Daawo Taariikda Ururka O N L F iyo Sanad Guuradii 34aad
- Aug 15, 2018
Waxay Maanta oo Kale 15 August sanad kasta ku beegantahay Sanad Guurada Jabhada Wadaniga ...