Hogaanka A/ Dibada JWXO mudane Abdirahman Mahdi oo Ka Qayb Galay Maalinta Saaxafada Aduunka

.

Gudoomiyaha Hogaanka Arimaha Dibada JWXO Mudane Abdirahmaan Sheekh Mahdi Maadeey ayaa wuxuu ka Qayb galay maalinta Caalamiga ah ee saxaafada maalintan ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Umbria ee wadanka Talyaaniga shirkan ayaa waxaa afka qalaad lagu dhahaa International Journalsm Festival (IJF).

Abdirahmaan Sheekh Mahdi ayaa wuxuu aad uga hadlay xaalada guud ee Afrika gaar ahaan Itoobiya dhinaca macaawimooyinka Itoobiya la siiyo sida ay wax tar u leedahay & Saxaafada gaar ahaana xaalada gumaysiga Itoobiya iyo cabudhinta ay ku hayaan dhinaca Saxaafada.

Shirkan oo ahaa kulankii ugu waynaa taniyo 2017ka ee lagu qabtay Europe ayaa waxa uu socday mudo 4 bari ah waxaana la qabtay sidan oo kale 287 shir oo noocan ah kale ah ayadoo ay ka hadleen in ka badan 693 xubnood intii mudo ahayd ee shirka lasoo qabtay.

Abdirahmaan Mahdi oo ah Madaxwayne ku xigeenka ururka UNPO sidoo kale kamid ah Aas aasayaashii JWXO isla markaana ah xubin sare oo kamida masuuliyiinta JWXO ayaa si maamuusleh wuxuu kaga waramay xaalada guud ee Afrika gaar ahaana gumaysiga Itoobiya iyo dhinaca saxaafad.

Mudane Abdirahmaan ayaa waxaan idiin soo gudbinay qaar kamida hadaladiisii waxaana uu jeediyay qudbadan hoose.

Hoos ka dhagayso.

https://www.journalismfestival.com/speaker/abdirahman-

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

War deg deg ah : Erdugan oo markale ku guulaystay kursiga ugu sareeya wadanka Turkiga
- Jun 24, 2018
Racep dayip ergugan ayaa markale ku guulaystay madaxwaynaha Dalka Turkiga . Loolan adag ka dib ...
Maamulka Jubbaland oo sii daayay Maxaabiis ay kamid yihiin kuwo hore uga tirsanaa Shabaab
- Jun 24, 2018
kadib cafis uu madaxweynaha Jubbaland u fidiyay ilaa 46 Maxbuus oo ku xiran xabsiyada ...
Somaliland: “Laascaanood ma ahan Waqooyiga Gaalkacyo”
- Jun 24, 2018
Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland C/weli ...
Gnv Daawo Dowlada Soomaaliya Oo Cunaqabatayn kusoo Rogtay Xukuumada Somaliland
- Jun 24, 2018
Maamulka Gooni U Goosadka Ah ee Soomaalilalan Ayaa Waxa Uu Kacabanayaa In Dawlada Soomaaliya ...
Jaziirada Malta oo Diiday Inay Qaabisho Tahriibayaal African Ah.
- Jun 24, 2018
Dowladda Malta ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin tahriibayaal Afrikaan ah oo dhawaan lasoo ...
Deg Deg Madaxwaynaha Zimbabwe oo Lala Beegsaday Qarax.
- Jun 24, 2018
Qarax aad u culus ayaa ka dhacay dalka Zimbabwe, meel uu ka qudbeynayay madaxweynaha ...
Dad Loo Qabqabtay Qarixii Addis Ababa Ka Dhacay.
- Jun 24, 2018
Sida ay kusoo waramayaan warar kala duwan oo ay heshay ONA ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Komishineerkii Booliiska Magaalada Adiss Ababa oo Xabsiga Loo Taxaabay.
- Jun 24, 2018
Waxaa xabsiga la dhigay komumishineerkii Booliiska magaalada Addiss Ababa Girma Kassa kadib qaraxii ka ...
Daawo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik
- Jun 23, 2018
Daaewo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik HALKAN KADAAWO
Daawo Dagaalka Tukaraq Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Si ka Duwan Sidii Hore Uga Hadlay
- Jun 23, 2018
Iyada oo la isku hor fadiyo deegaanadii ay kudagaalameen Maamulada PUNTLAND iyo SOOMAALILAND Ayaa ...