Siyaasiyiinta & Shacabka Tigreega oo Durba Kacabanaya Abiye Axmed Cali.

Ururka mucaaradka ah ee lagu magacaabo Arena Tigtey ayaa soosaaray hadal aad uculus oo ay kucanbaareeyeen xukuumada wayaanaha iyo ciidamadeeda aan dhaqanka dowliga ah aqoonin ee bahalka ah.

Hadal qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska warfaafinta ee Ururka Arina Tigrey ayaa lagu sheegay in xukuumada wayaanuhu ay soo abaabushay kooxo shufta ah oo howlo amni xuma ah kawada meelo wadanka kamid ah isla markaana beegsanaya qoomiyada Tigreega.

Ururka Arina Tigrey ayaa cabashadiisa kusheegay in dadka shacabka ah ee qoomiyada Tigreega ee Gobolka Shashabane kudhaqan dhibaato lixaad leh loogaystay, waxaana warbixinta lagu sheegay in ay jiraan dad badan oo Tigrey ah oo sooqaxay

qoomiyada Tigreega oo ay kabuuxaan dad dhagar qabayaal ah ayaa u muuqata in ay aad uga baqayaan xukuumada cusub ee Oromada, taas oo ay kabaqayaan in ay ka aar goosato qoomiyada Tigreega ee mudada dheer wadanka ku amar kutaaglaynaysay.

Siyaasiyiinta iyo odayaasha beesha Tigreega ayaa durba bilaabay cabashooyin ku aadan xukuumada cusub ee loobadaniyo in ay qoomiyada Oromada naas nuujindoonta, waxayna qoomiyada Tigreegu shaki kaqaadeen kadib markuu Abiye Axmed dhalinta Oromada ah ee Qeerro looyaqaano ugu yeedhay halyeeyo soo halgamay, kuwaas oo qoomiyada Tigreega agteeda ka ah argagixiso.

Dhinaca kale Abiye Axmed ayaa durba bilaabay gacan bidixayn uu kuhayo qoomiyada dhagarta badan ee Tigreega, taas oo umuuqata in uu aad isaga ilaaliyay isagana ilaalin doono, waana sababta shakiga wayn galisay qoomiyada Tigreega.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

War deg deg ah : Erdugan oo markale ku guulaystay kursiga ugu sareeya wadanka Turkiga
- Jun 24, 2018
Racep dayip ergugan ayaa markale ku guulaystay madaxwaynaha Dalka Turkiga . Loolan adag ka dib ...
Maamulka Jubbaland oo sii daayay Maxaabiis ay kamid yihiin kuwo hore uga tirsanaa Shabaab
- Jun 24, 2018
kadib cafis uu madaxweynaha Jubbaland u fidiyay ilaa 46 Maxbuus oo ku xiran xabsiyada ...
Somaliland: “Laascaanood ma ahan Waqooyiga Gaalkacyo”
- Jun 24, 2018
Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland C/weli ...
Gnv Daawo Dowlada Soomaaliya Oo Cunaqabatayn kusoo Rogtay Xukuumada Somaliland
- Jun 24, 2018
Maamulka Gooni U Goosadka Ah ee Soomaalilalan Ayaa Waxa Uu Kacabanayaa In Dawlada Soomaaliya ...
Jaziirada Malta oo Diiday Inay Qaabisho Tahriibayaal African Ah.
- Jun 24, 2018
Dowladda Malta ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin tahriibayaal Afrikaan ah oo dhawaan lasoo ...
Deg Deg Madaxwaynaha Zimbabwe oo Lala Beegsaday Qarax.
- Jun 24, 2018
Qarax aad u culus ayaa ka dhacay dalka Zimbabwe, meel uu ka qudbeynayay madaxweynaha ...
Dad Loo Qabqabtay Qarixii Addis Ababa Ka Dhacay.
- Jun 24, 2018
Sida ay kusoo waramayaan warar kala duwan oo ay heshay ONA ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Komishineerkii Booliiska Magaalada Adiss Ababa oo Xabsiga Loo Taxaabay.
- Jun 24, 2018
Waxaa xabsiga la dhigay komumishineerkii Booliiska magaalada Addiss Ababa Girma Kassa kadib qaraxii ka ...
Daawo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik
- Jun 23, 2018
Daaewo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik HALKAN KADAAWO
Daawo Dagaalka Tukaraq Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Si ka Duwan Sidii Hore Uga Hadlay
- Jun 23, 2018
Iyada oo la isku hor fadiyo deegaanadii ay kudagaalameen Maamulada PUNTLAND iyo SOOMAALILAND Ayaa ...