DEG DEG. war kasoo Baxay Madaxtooyada jubaland

DEG DEG. war kasoo Baxay Madaxtooyada jubaland.

Ku socota Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed.

Dowlad goboleedka #Jubbaland ee Soomaaliya waxay halkan ka cadaneysaa in gacanta lagu hayo gacan ku dhiigle Cabdullaahi Asad oo ahaa Ninkii qabey ama ama ay u dhixi jirtey Marxuumad Muxubo Maxamed Guure oo 14-4-2018 uu ninkeedu ku diley magaalada #Kismaayo allaha u naxariistee.

Dowlad goboleedka Jubbaland waxay shacabka #Soomaaliyeed u cadeynaysaa in Cabdullaahi Asad oo ah Askari ka tirsan ciidanka Daraawiishta ee Jubbaland in sida ugu dhakhsaha badan loo soo taagi doono maxkamad lana marsiin doono shareecada Islaamka si xaqa iyo cadaalada waafajisana lagu xukumi doono inshallah.

Ugu danbeyn Halkan waxaan ka cadeynaynaa in Cabdullaahi Asad uusan kamid ahayn kana tirsaneyn Ciidanka Madaxtooyada Jubbaland ama Ilaalada madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam , Cabdullaahi Asad wuxuu ka tirsanyahay ciidanka Daraawiishta Jubbaland gaar ahaan Xerada Shiirkoole Ofishaale ee magaalada Kismaayo.

Mohamed Dahir Daga

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Deg Deg Daawo General Gebre Oo Laga Eryey Shaqadii Uu Ka Hayay Urur Goboleedka IGAD
- Jun 25, 2018
Col. Gebre gziabher Alemseged oo Soomaalida u taqaanno Gabre ayaa la sheegayaa in la ...
Deg Deg Daawo Dagaalka Tukaraq Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hadda Warbaahinta la Hadlay
- Jun 25, 2018
Dagaalkii Kululaa ee la isku mari waayay Kadib Waxaa ay hawada isu marinayeen labada ...
Daawo Boqolaal Ethiopian ah oo ku Hubaysan Ulo iyo Tooriyo Oo Magaalooyinka Boosaaso iyo Garowe
- Jun 25, 2018
Soomaaliya Oo Dadkii Udhashay ay yihiin Qaxooti kudayacan aduunka Meelkasta Kudayacan ayaa waxaa usoo ...
Daawo Barnaamijka Xogta Todobaadka Oo Aad Uxiiso Badan
- Jun 25, 2018
Wararkii Ugu Doorka Roonaa ee todobaadkan Dhacay Halkan Kadaawo. HALKAN KADAAWO
War deg deg ah : Erdugan oo markale ku guulaystay kursiga ugu sareeya wadanka Turkiga
- Jun 24, 2018
Racep dayip ergugan ayaa markale ku guulaystay madaxwaynaha Dalka Turkiga . Loolan adag ka dib ...
Maamulka Jubbaland oo sii daayay Maxaabiis ay kamid yihiin kuwo hore uga tirsanaa Shabaab
- Jun 24, 2018
kadib cafis uu madaxweynaha Jubbaland u fidiyay ilaa 46 Maxbuus oo ku xiran xabsiyada ...
Somaliland: “Laascaanood ma ahan Waqooyiga Gaalkacyo”
- Jun 24, 2018
Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland C/weli ...
Gnv Daawo Dowlada Soomaaliya Oo Cunaqabatayn kusoo Rogtay Xukuumada Somaliland
- Jun 24, 2018
Maamulka Gooni U Goosadka Ah ee Soomaalilalan Ayaa Waxa Uu Kacabanayaa In Dawlada Soomaaliya ...
Jaziirada Malta oo Diiday Inay Qaabisho Tahriibayaal African Ah.
- Jun 24, 2018
Dowladda Malta ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin tahriibayaal Afrikaan ah oo dhawaan lasoo ...
Deg Deg Madaxwaynaha Zimbabwe oo Lala Beegsaday Qarax.
- Jun 24, 2018
Qarax aad u culus ayaa ka dhacay dalka Zimbabwe, meel uu ka qudbeynayay madaxweynaha ...