Isku shaandheeynta Golaha Wasiiradda Itoobiya

– wasaaradaha waa weeyn: Oromo waxay qaadatay wasiirka Gaashaandhiga. Arimaha Dibadana way haysataa oo lama badalin. Hay’adda Dakhliga (heer wasiir); Axmaaro wasiirka Federlka (lama badalin); Tigree wasiirka Maaliyadda (lama badalin); Wasiirka warfaafinta (Somali)

– Tiro ahaan Soomaliddu waa 3; hal ayaa loogu daray labadii hore. Haddi maanta warkii Bashiir Makhtal rumoobo Oromo waan u loogaynaa neef wayn waliba haddii kale 9 aan na matalin hadday qortaa ayaga le waaye…waxba nooma soo kordhin!
Mustafe omar

– 16 ka wasiir ee maanta lagu dhawaaqay, 6 (38%) waa muslim. Awal 25% ayay ahaan jireen. Markaa Dr. Abiy aabihii ma ilaawin weeye. Dumarku waa 4 (25%).

– Tayadda wasiiraddu ma sarayso waa intii hore ee uun nidaamka ku jiri jirtay laakin anigu hadda isbadal hal mar ah ma fileeyn markaa golaha wuxuu u adeegsanayaa inuu oaga gudbo oo uu ku qaado xaaladda degdega ah; ilaha dhaqaalahana in laga wareejiyo kuwii haysan jiray.

Fariinta magacaabidda:-

1. Oromo waxay leedahay waa nakan. Sidii laangaabkii XayleMariam dad lagu shaqaysan karo ciddi na moodaysay ha is jirto. Wasiirka Gaashaandhigga ayaa ciidanka amri doona; wasaaradda arimaha dibada ayaa dibloomaasiyiinta la kulmaya; wasiirka Dakhliga ayaa lacagta maamulaya; Raisalwasaarihiina waa anaga. Talaabadda labaadna markaan salka dhigno waa ciidamada iyo sirdoonka waxa noo hadhay!

2. Soomaalidda nalagu diray anagaa u dhaanna Tigree. Hal wasiir oo dheerad ah qaata hadda. Maxaabiista inta Federalka ku xidhan dhakhso ayaanu u sii dayn; inta Cabdi Iley haystana waan gudo galaynaa laakiin marka hore waa in shacabka Soomaalida aan tusnaa in colaada aan u qabno Cabdi Iley ayna iyaga ku socon. Baarlamaanka Oromaddu wuxuu todobaadkan ansixiyay in Oromaddii wax yeeshay ama qixisay Soomaalidda dhamaan maxkamad la soo taago!

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

War deg deg ah : Erdugan oo markale ku guulaystay kursiga ugu sareeya wadanka Turkiga
- Jun 24, 2018
Racep dayip ergugan ayaa markale ku guulaystay madaxwaynaha Dalka Turkiga . Loolan adag ka dib ...
Maamulka Jubbaland oo sii daayay Maxaabiis ay kamid yihiin kuwo hore uga tirsanaa Shabaab
- Jun 24, 2018
kadib cafis uu madaxweynaha Jubbaland u fidiyay ilaa 46 Maxbuus oo ku xiran xabsiyada ...
Somaliland: “Laascaanood ma ahan Waqooyiga Gaalkacyo”
- Jun 24, 2018
Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland C/weli ...
Gnv Daawo Dowlada Soomaaliya Oo Cunaqabatayn kusoo Rogtay Xukuumada Somaliland
- Jun 24, 2018
Maamulka Gooni U Goosadka Ah ee Soomaalilalan Ayaa Waxa Uu Kacabanayaa In Dawlada Soomaaliya ...
Jaziirada Malta oo Diiday Inay Qaabisho Tahriibayaal African Ah.
- Jun 24, 2018
Dowladda Malta ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin tahriibayaal Afrikaan ah oo dhawaan lasoo ...
Deg Deg Madaxwaynaha Zimbabwe oo Lala Beegsaday Qarax.
- Jun 24, 2018
Qarax aad u culus ayaa ka dhacay dalka Zimbabwe, meel uu ka qudbeynayay madaxweynaha ...
Dad Loo Qabqabtay Qarixii Addis Ababa Ka Dhacay.
- Jun 24, 2018
Sida ay kusoo waramayaan warar kala duwan oo ay heshay ONA ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Komishineerkii Booliiska Magaalada Adiss Ababa oo Xabsiga Loo Taxaabay.
- Jun 24, 2018
Waxaa xabsiga la dhigay komumishineerkii Booliiska magaalada Addiss Ababa Girma Kassa kadib qaraxii ka ...
Daawo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik
- Jun 23, 2018
Daaewo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik HALKAN KADAAWO
Daawo Dagaalka Tukaraq Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Si ka Duwan Sidii Hore Uga Hadlay
- Jun 23, 2018
Iyada oo la isku hor fadiyo deegaanadii ay kudagaalameen Maamulada PUNTLAND iyo SOOMAALILAND Ayaa ...