Khubarada UN-ka oo sheegay in Lagu rasaaseeyey Magaalada Douma Ee Wadanka Syria.

Wafdigii horudhaca ahaa ee ka socday Qaramada Midoobay oo gaadhay magaalada Douma ee dalka Siiriya si ay u baadhaan weerarkii kimikalka ee horaantii bishan deegaankaasi ka dhacay ayaa sheegay in aysan weli bilaabin baadhitaankoodii .

Guddigan ka socda Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii shalay filayey inay hawlahooda ka bilaabaan magaalada Douma oo ay gaareen, balse waxaa la sheegay in weli aan fursad loo siin in ay baaraan labada goobood oo uu ka dhacay weerarkii Kimikalka.

Kooxda Sahanka amniga ee Qaramada Midoobay oo booqday labada goobood ayaa sheegay in rasaas lagu soo riday, isla markaana dib uga noqdeen goobahaasi.

Dowlada Ruushka iyo Siiriya oo ciidamadooda hada ku sugan yihiin deegaankaasi ayaa lagu eedeeyey inay ka horjoogsadeen guddiga inay booqdaan goobaha hubka kimikalka lagu duqeeyey ee magaalada Douma oo bilowgii bishan lagu dilay in ka badan 80 qof.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

War deg deg ah : Erdugan oo markale ku guulaystay kursiga ugu sareeya wadanka Turkiga
- Jun 24, 2018
Racep dayip ergugan ayaa markale ku guulaystay madaxwaynaha Dalka Turkiga . Loolan adag ka dib ...
Maamulka Jubbaland oo sii daayay Maxaabiis ay kamid yihiin kuwo hore uga tirsanaa Shabaab
- Jun 24, 2018
kadib cafis uu madaxweynaha Jubbaland u fidiyay ilaa 46 Maxbuus oo ku xiran xabsiyada ...
Somaliland: “Laascaanood ma ahan Waqooyiga Gaalkacyo”
- Jun 24, 2018
Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland C/weli ...
Gnv Daawo Dowlada Soomaaliya Oo Cunaqabatayn kusoo Rogtay Xukuumada Somaliland
- Jun 24, 2018
Maamulka Gooni U Goosadka Ah ee Soomaalilalan Ayaa Waxa Uu Kacabanayaa In Dawlada Soomaaliya ...
Jaziirada Malta oo Diiday Inay Qaabisho Tahriibayaal African Ah.
- Jun 24, 2018
Dowladda Malta ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin tahriibayaal Afrikaan ah oo dhawaan lasoo ...
Deg Deg Madaxwaynaha Zimbabwe oo Lala Beegsaday Qarax.
- Jun 24, 2018
Qarax aad u culus ayaa ka dhacay dalka Zimbabwe, meel uu ka qudbeynayay madaxweynaha ...
Dad Loo Qabqabtay Qarixii Addis Ababa Ka Dhacay.
- Jun 24, 2018
Sida ay kusoo waramayaan warar kala duwan oo ay heshay ONA ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Komishineerkii Booliiska Magaalada Adiss Ababa oo Xabsiga Loo Taxaabay.
- Jun 24, 2018
Waxaa xabsiga la dhigay komumishineerkii Booliiska magaalada Addiss Ababa Girma Kassa kadib qaraxii ka ...
Daawo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik
- Jun 23, 2018
Daaewo Hees Qiiro Kugu beeri doonta oo Wadani ah Bilaa musik HALKAN KADAAWO
Daawo Dagaalka Tukaraq Madaxweynaha Puntland Oo Maanta Si ka Duwan Sidii Hore Uga Hadlay
- Jun 23, 2018
Iyada oo la isku hor fadiyo deegaanadii ay kudagaalameen Maamulada PUNTLAND iyo SOOMAALILAND Ayaa ...